Wardheer Media

Wardheer Media | ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ | | ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด๐—ฑ๐—ฎ๐—ด ๐—ฎ๐—ต | ๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—พ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป |

23/06/2026

Donald Trump

23/06/2026
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu isku raacay hannaan doorasho toos ah.
20/06/2026

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu isku raacay hannaan doorasho toos ah.

18/06/2026

Side ay werisay CNN, Ukraine ayaa mar labaad toddobaadkan weerartay warshad muhiim ah oo sifeynta saliidda ah oo ku taalla Moscow, sida ay sheegeen masโ€™uuliyiin Ruush ah. Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo Kyiv ay sii kordhinayso weerarrada fog-fog ee ay ku beegsanayso kaabayaasha tamarta ee Ruushka.

Barnaamijka Nukliyeerka Iran, oo Mareykanku ku tilmaamay sababta ugu weyn ee khilaafka, weli ma gaarin heshiis k**a damb...
18/06/2026

Barnaamijka Nukliyeerka Iran, oo Mareykanku ku tilmaamay sababta ugu weyn ee khilaafka, weli ma gaarin heshiis k**a dambays ah. Inkastoo labada dhinac ay gaareen is-afgarad hordhac ah oo lagu dejinayo xiisadda, qodobka ugu adag ayaa weli ah waxa laga yeelayo barnaamijka nukliyeerka Iran, gaar ahaan uranium-ka la tayeysay, heerka kormeerka caalamiga ah, iyo dammaanadda ah in barnaamijkaasi uusan u leexan dhanka hub nukliyeer ah. Warbixinno ayaa sheegay in heshiiska hordhaca ahi siinayo labada dhinac muddo 60 maalmood ah si ay uga wada xaajoodaan qodobadan muhiimka ah, side ay werisay Reuters.

Arrintan ayaa ka dhigan in heshiiska hadda jira uusan ahayn xal buuxa, balse uu yahay tallaabo lagu joojinayo dagaalka ama xiisadda, iyadoo dib loo dhigayo qodobka ugu culus ee khilaafka. Mareykanka wuxuu doonayaa in Iran ay oggolaato kormeer adag iyo xaddidaad cad, halka Iran ay rabto in cunaqabataynta laga qaado isla markaana loo aqoonsado xaqa ay u leedahay barnaamij nukliyeer oo ay ku sheegto mid nabadeed. Sidaas darteed, wada xaajoodyada soo socda ayaa noqon doona imtixaanka dhabta ah ee lagu ogaanayo in heshiisku noqon karo mid waara iyo in kale, side ay werisay Al-jazeera.

16/06/2026

"Anaa dilay wixii ka soo baxo maxk**ada diyaar ayaan u ahay"

16/06/2026

Soo dhaweyn

15/06/2026

Legend wax baddan fahansan

War Cusub : Somaliland ayaa sheegtay inay taallo u dhiseeyso taleefankii ay ku wada hadleen Cirro iyo Netanyahu ee lagu ...
25/05/2026

War Cusub : Somaliland ayaa sheegtay inay taallo u dhiseeyso taleefankii ay ku wada hadleen Cirro iyo Netanyahu ee lagu aqoonsaday Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegey in Somaliland buuxisey dhammaan shuruudaha dal lagu noqdo [Mont...
24/05/2026

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegey in Somaliland buuxisey dhammaan shuruudaha dal lagu noqdo [Montevideo Convention] balse aysan buuxin Falastiin oo la aqoonsaday.

Address

Mogadishu

Telephone

+252618444531

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wardheer Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wardheer Media:

Shortcuts

Share