Gargaara Finance

Gargaara Finance Gargaara Company Limited (“Gargaara”) was incorporated in April 2019 an apex development finance institution (DFI)

28/04/2026
We are excited to welcome Galaxy International Bank and Himilo Microfinance Somalia as new Participating Financial Insti...
28/04/2026

We are excited to welcome Galaxy International Bank and Himilo Microfinance Somalia as new Participating Financial Institutions (PFIs) of Gargaara Finance.

This partnership marks a significant step forward in expanding access to finance for Somali entrepreneurs and businesses. Together, we are committed to supporting small and medium-sized enterprises (SMEs), strengthening key productive sectors such as agriculture, livestock, energy, and fisheries, and creating more opportunities for growth and employment.

By advancing financial inclusion, we are contributing to a more resilient and prosperous economy for

Happy International Women’s Day! Today, Gargaara Finance Limited celebrates the strength, resilience, and achievements o...
08/03/2026

Happy International Women’s Day!

Today, Gargaara Finance Limited celebrates the strength, resilience, and achievements of women across Somalia. We are proud that 47% of the businesses financed by Gargaara are women-led, reflecting our commitment to expanding women’s access to finance.

We honor the women driving innovation, creating jobs, and strengthening our communities.

Our CFO, Mohamed Sh Omar Ibrahim, represented Gargaara as a distinguished guest at the Microfinance Association fair. He...
27/12/2025

Our CFO, Mohamed Sh Omar Ibrahim, represented Gargaara as a distinguished guest at the Microfinance Association fair.

He powerfully stated:
“If we invest in youth, mothers and fathers running small businesses, we empower families to meet their own needs. In turn, this creates a self-reliant society and lays the foundation for a more prosperous nation.”

Empowering families means building a stronger, self-sufficient Somalia — one small business at a time. 💡🇸🇴

Waxaan ku faraxsanahay in uu dhacay kulan miro-dhal ah oo dhex maray Maareeyaha Guud (CEO) iyo Maareeyaha Maaliyadda (CF...
08/12/2025

Waxaan ku faraxsanahay in uu dhacay kulan miro-dhal ah oo dhex maray Maareeyaha Guud (CEO) iyo Maareeyaha Maaliyadda (CFO) ee Gargaara Finance iyo Wasiirka Maaliyadda JFS, Mudane Bihi Iman Egeh

Kulanku waxa uu diiradda saaray warbixinno hay’adeed, horumarada ka socda qaybaha maaliyadeed, iyo mudnaanta istaraatiijiga ah ee mustaqbalka si loo xoojiyo maalgelinta MSME-yada Soomaaliya.

Maadaama Gargaara ay tahay hay’addii ugu horreysay ee apex financing institution ee dalka, waxaa naga go’an in aan ballaarinno helitaanka maalgelinta, xoojinta dib-u-habeynta qaybta maaliyadda, iyo taageerida ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe si ay u hormariyaan hal-abuurka, kobaca dhaqaalaha iyo horumar waara.

Waxaanu aad u xoojindoonaa wada-shaqeynta joogtada ah ee naga dhaxaysa Wasaaradda Maaliyadda, waxaana rajeyneynaa inaan sii wadno horumarinta iyo dadaallada wax ku oolka ah ee lagu kobcinayo dhaqaalaha Soomaaliya.

09/10/2025
09/10/2025

Mr. Peter Gitau from the KBA Institute shared that this is their fourth partnership training with Gargaara Finance. He noted that high-level experts run the program, resulting in continuous improvement in participant skills and great collaboration every time they visit Mogadishu.

09/10/2025

Maxamed oo ka socday Daryeel Bank oo nala wadaagay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu ka soo qayb galo tababarkan, kaasoo uusan u ahayn kii ugu horreeyey balse uu yahay kii seddexaad. Waxuu tilmaamay in tababarkan ay bixiyeen khubaro heer sare ah oo si fiican wax loo fahansiiyey.

09/10/2025

Maxamed oo ka socday IBS Bank oo nala wadaagay in tababarka ay qabteen Gargaara Finance uu ahaa mid waxtar weyn u leh, waxa uu tilmaamay in ay faa’iideen wax badan sida Maareynta Khatarta (Risk Management).

09/10/2025

Khalid oo ka socday SomBank ayaa nala wadaagay inuu ka qeyb galay tababarka ay bixisay Gargaara Finance, isagoo sheegay in uu ahaa tababarkii ugu horreeyay ee uu ka qayb galo, wuxuuna xusay inuu jeclaan lahaa in tababarada noocan oo kale ah la sii kordhiyo.

09/10/2025

Ismaaciil oo ka socday SomBank ayaa sheegay in tababarka uu ahaa mid wax tar leh oo diiradda lagu saaray horumarinta aqoonta maaliyadeed iyo adeegyada bangiyada, isagoo tilmaamay in ay ka faa’iideen casharro badan oo waxtar u leh shaqadooda maalinlaha ah.

Address

Airport Zone Muqdisho Banaadir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 16:00
Tuesday 09:00 - 16:00
Wednesday 09:00 - 16:00
Thursday 09:00 - 16:00
Saturday 09:00 - 16:00
Sunday 09:00 - 16:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaara Finance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gargaara Finance:

Share