UMMAH Investment Company

UMMAH Investment Company Maalgasho sarifka lacagaha qalaad Forex, qaab fududna lacagta aad u dhigayso aadna sidoo kale sifudud kala bixi kartid.

23/01/2022

ASSALAMU CALAYKUM .

KALA MAQNAANSHO DHEER KADIB WAXAAN RAJAYNAYAA INAAD CAAFIMAAD QABTIIN DHMAAN .

WAXAAN EDINKAGA MAQNAA WAA INAAN EDIIN SOO GUDBIYO WAX LA ISKU HUBO MARKA AADNA URIYAAQI DOONTAAN BI IDNI ALLAH , WAANA BARNAAMAJKAAN KUMAGAC DARNEY (HAKUU SHAQEEYO ADIGOO SHAQEESANAAYO) .

ASIGOO FAAHFAAHSAN WAXAAD KAGA BOGAN DOONTAAN VIDEO-GAAN SI FIICAN HALOLA SOCDO .

WIXI SUAALO AH FADLAN QEEBTA MESSAGE.KA IIGU SOO WEYDII INSHALLAH WAAN KAAGA SOO JAWAABI DOONAA .

SI AAD ISKA DIIWAAN GELISIDNA WAXAAD KU DHUFAN KARTAA LINK.GAAN HOOSE .

https://member.iprimecapital.com/Account/IndividualRegistration?referrerNumber=IB220476&referrerLinkType=1

Asc dhamaam saaxiibada ku tixan page.ka UMMAH INVESTING COMPANY .Waxaan edinkugu bishaarenaya in shirkadda waayahaan edi...
01/03/2021

Asc dhamaam saaxiibada ku tixan page.ka UMMAH INVESTING COMPANY .

Waxaan edinkugu bishaarenaya in shirkadda waayahaan edinkugu maqneed hawlo ay macaamiisheeda ugu mahdin doonaan oo ay kaga heli doonaan ilo dhaqaale oo usaamixi doono mustaqbal ahaan inee ugu kaaftoomaan meelihii ay ku tiirsanaayeen dakhli ahaan inshallah .

Shirkada waxa ediin soo kordhisey adeeg investing ah oo kuu saamaxayo in lacagta kuugu jirto mobilekada (mt4) oo aad adigu ku shubatay gacantaada aad ku daba feelaneesid trade.yada aan anaka galno , faaidada markaasna laguu sameeyayna ay shirkada percent kulahaan doonto , adigana mobilekaada kala soconeesaa wixii faaido ah lasameeyay saacad kasta, maalin kasta , week kasta iyo bilkasta oo withdraw (kala bixid) ku sameen kartid adigoo soo ogeysiinaayo maamulka untaadan kala bixida sameen .

Shuruudaha sidaad ugu qeeb gali leheed qorshahaan waa :

1.Si aan Isku trade u noqono , Broker.ka aan isticmaalno waa fxtm ecn , waa broker ecn ah hadana spread dhana laheen oo waa 0 Spread ah , si aad ufurato link.gaan hoos ku xusan ku dhufo:
https://www.forextime.com/?partner_id=4940284

2.Acountkaada verify gareeso oo active kadhigo adigoo appload gareenaayo passportkada iyo warqada residence.ga .

3.Ku shubo lacag ugu yaraan 500$ ah .

4.Intaas hadaad sameesid ila soo xariir , adaa indhahaada wax ku arki doontidee inshallah .

5.Waqti xaadirkaan , wax registration ah la iskama rabo laakin waa laga yaaba in dhawaan lagu soo rogo inshallah .

BALANTEENU WAA AANU WADA GUULEESANO .

Alxamdulilah , dhawaan dadkii maal geshaday qeebtii koowaad ee shirkada wexay heleen faaidadoodi oo ah 60% inta ay maal ...
22/03/2020

Alxamdulilah , dhawaan dadkii maal geshaday qeebtii koowaad ee shirkada wexay heleen faaidadoodi oo ah 60% inta ay maal gashadeen .
Awguuriyo ..

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis.Waxaa dhamaan la ogeysiina bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magalada Mogadishu in shirkada ma...
20/01/2020

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis.

Waxaa dhamaan la ogeysiina bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magalada Mogadishu in shirkada maalgashiga ee UMMAH ay dhawaan bilaabeyso qabashada lacagaha maalgashiga.

Hadaba qof walba ee daneynaya in uu maalgashi ku sameyato lacagahisa fadlan nagala soo xariir addresska hoos ku qoran.

THINK TODAY AND RELAX TOMORROW
20/01/2020

THINK TODAY AND RELAX TOMORROW

Maalgasho lacag yar oo hel bilkasta faa'iido joogta ah.
20/01/2020

Maalgasho lacag yar oo hel bilkasta faa'iido joogta ah.

Maalgasho Shirkadda UMMAH oo hel 60% wax soo saarka Raasamaal-kaada..Wixii warbixin dheeri ah fadlan wac 0613492249inves...
20/01/2020

Maalgasho Shirkadda UMMAH oo hel 60% wax soo saarka Raasamaal-kaada..

Wixii warbixin dheeri ah fadlan wac 0613492249

invest today and relax tomorrow

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when UMMAH Investment Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to UMMAH Investment Company:

Share