06/11/2025
𝗤𝘂𝗶𝗰𝗸𝗕𝗼𝗼𝗸𝘀 𝗖𝗹𝗼𝘂𝗱 𝗛𝗼𝘀𝘁𝗶𝗻𝗴-
Maamul xisaabta ganacsigaaga meel kasta oo aad joogto
Ma rabtaa inaad QuickBooks ku isticmaasho si fudud oo ammaan ah?
shirkadda xisaabaadka iyo latalina ee safe waxay kuu diyaarisay adeeg casri ah oo kuu oggolaanaya:
✅ Inaad ka shaqeyso xisaabaadkaaga meel kasta iyo wakhti kasta
✅ Inaad xogtaada h**e si buuxda u wareejiso — iyadoo aan waxba laga lumin
✅ Inaad hesho keydin joogto ah iyo amni buuxa
✅ Inaad wada shaqeyn la samayso kooxdaada waqtiga-dhabta ah ee aad u baahato
☁️ 𝘾𝙡𝙤𝙪𝙙 𝙃𝙤𝙨𝙩𝙞𝙣𝙜 𝙬𝙖𝙖 𝙭𝙖𝙡 𝙘𝙖𝙨𝙧𝙞 𝙖𝙝 𝙤𝙤 𝙛𝙪𝙙𝙪𝙙 —𝙠𝙖𝙡𝙞𝙮𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖𝙙 𝙪 𝙗𝙖𝙝𝙖𝙣𝙩𝙝𝙖𝙮 𝙞𝙣𝙩𝙚𝙧𝙣𝙚𝙩 & 𝙠𝙤𝙢𝙗𝙪𝙮𝙪𝙪𝙩𝙖𝙧!
📞 La Xiriir: 📱 +252 615 352033 / +252 619 057878
📧 [email protected]
🌐 www.safeaccounting.so
📍Raac