23/07/2026
๐ Waxaa si xiiso leh inoogu socda maalintii labaad ee ๐๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ด๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐โ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ (๐ฆ๐ข๐๐๐๐ง๐ฆ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ).
Maanta, ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ ๐๐ฑ๐ฒ๐ (Head of Risk & Compliance ee Bushra Business Bank), ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay madasha Bandhigga Bangiyada iyo Hayโadaha Maaliyadeed ee Soomaaliya (๐ฆ๐ข๐๐๐๐ง๐ฆ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ).
Khudbaddiisa wuxuu diiradda ku saaray muhiimadda ay leedahay dhisidda ๐ธ๐ฎ๐น๐๐ผ๐ผ๐ป๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฑ ee waafaqsan ๐บ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ'๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐น๐ฎ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ, iyo doorka bangiyadu ku leeyihiin kobcinta dhaqaalaha iyo horumarka Soomaaliya.
Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqono madal ay ku kulmaan bangiyada, hayโadaha maaliyadeed, khubarada, iyo daneeyayaasha si loo isweydaarsado aqoon, qibrad, iyo aragtiyo horseedaya mustaqbal maaliyadeed oo wanaagsan.
Waxaan wali si diirran idiinku casuumeyneynaa inaad nagu soo booqataan booth-ka Bushra Business Bank, si aad wax badan uga ogaataan adeegyadeenna iyo xalalka casriga ah ee aan u hayno macaamiisheena.
Bushra Business Bank โ Dhisidda Kalsooni, Hormarinta Adeegyo Tayo Leh.