18/12/2025
Maal Microfinance waxay ku taageertaa bulshada Soomaaliyeed Adeegga Taakulo Program, Oo ah barnaamij loogu talagalay taageerada iyo horumarinta ganacsiyada qoyska.
Adeeggan wuxuu xoojinayaa iskaashi bulsho, hal-abuurnimo, iyo taageero wadajir ah oo gacan ka geysata dhismaha mustaqbal dhaqaale oo adag.
Iska diiwaangeli Taakulo, kana mid noqo bulsho ganacsi oo is taageerta.