14/11/2022
Buuga Maamulka iyo Maaraynta Halista Sarifka waa buug kaliya aad ubaahantahay si aad qayb uga noqoto dadyowga aadka utirada yar ee lagu qiyaaso inee yihiin 5% kuwaas oo fahamsan sida loo maareeyo khataraha sarifka onlineka.
Waa dhigane ku qoran af-soomaali fudud oo lawada fahmi karo, tusaalooyin cadcad oo waadax ah iyo tallaabooyin badbaado aad ku dabaqi karto heshiisyadaada ganacsi si aad u xakamyso khataraha kahor iyo kadib intaanu iman.
Dhiganahani wuxuu anfacaa cid kasta oo kashaqaysta suuqyada maaliyadeed ee caalamka sida Forex, Bitcoin, Stockmarket iwm iyo kuwa aan ka shaqaysan intuba waxaana gudihiisa kujira cutubyo dhaxal gal ah oo lasoo xulay.
Qaybta ugu horeysa buuga wuxuu ka hadlaa sida loo xakameeyo khataraha gudaha ee suuqa iyo sida loo maareeyo
qaybta ugu dambeysa buuga waxay ka hadlayaa Sida looga hortago tuugada wax ku dhacda magaca Forex iyo Bitcoin, Astaamaha lagu garto khiyaanooyinka kala duwan ee adeegsadaan iyo digniina la xiriira
buugan wuxuu ka koobanyahay 11 cutub, 200 bog
waxaa loo helikaraa oo kaliyaa asagoo daabacan
kalaxiriir fàahfàahin Whatsapp
https://wa.me/252682284242