27/08/2026
Waa maxay E-Murabaha?
E-Murabaha waa adeeg kuu fududeynaya inaad si habsami leh uga hesho maalgelin waafaqsan Shareecada Islaamka.
Si aad uga faa’iidaysato E-Murabaha Agro Bank:
✅ Yeelo Current Account
✅ Mushaharkaaga ku qaado Agro Bank
✅ Mushaharkaaga ku qaado Agro Bank ugu yaraan 3 bilood
✅ Keen warqad oggolaansho oo ka socota shirkadda aad u shaqeyso
Agro Bank – Adeeg maaliyadeed oo kuu dhow.