06/09/2024
๐Hambalyo Aroos wacan ๐
โ
Waxaa farxad aan qoraal lagu soo koobi karin hambalyo aroos iyo duco halkaan uga diraya ๐๐ฟ. ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น ๐๐บ๐ฎ๐ป & ๐๐ฟ. ๐ธ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ท๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ณ ๐๐น๐ถ oo meherkooda maanta ka dhacay magaalada muqdisho
Waxaan idinleeyahay isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela Reerkii lagu nastee lagu nagaado wadajiree nabad gala Allahayow idin ka yeel
โุจุงุฑู ุงููู ููู
ุง ูุจุงุฑู ุนูููู
ุง ูุฌู
ุน ุจูููู
ุง ูู ุฎูุฑ
Mohamed Iman