Moalimu Qeys

Moalimu Qeys YEELO YOOL Bogga Xaqiiqaha Nolosha

25/11/2022
"Werwerku inagama baajiyo dhibaatooyinka berri ee waxa uu ina seejiyee farxadda maanta.!"- Leo Tolstoy
18/05/2022

"Werwerku inagama baajiyo dhibaatooyinka berri ee waxa uu ina seejiyee farxadda maanta.!"

- Leo Tolstoy

Bitcoin lacag ma tahay? Su'aasha inta badan la is weydiiyo waa bitcoin iyo in kale (ama cryptocurrencies guud ahaan) wax...
22/01/2022

Bitcoin lacag ma tahay? Su'aasha inta badan la is weydiiyo waa bitcoin iyo in kale (ama cryptocurrencies guud ahaan) waxay noqon kartaa lagu qeexay 'lacag'. Jawaabta oo kooban waa taas bitcoin waa lacag ah,la mid ah tan inogu jirta EVC-Plus, ZAAD, iyo EDAHAB , waxana loo arkaa in ay badali karto lacagaha(Coosh) Cashka ah ee ay hadda Dowladda isticmaalan sida Dollar iyo Sh somali ama Pound Ingiriiska .

Waa maxay Cryptocurrencies?📌📌 Cryptocurrencies waa lacag dhijitaal ah. Waa nooc ah lacagta dhijitaalka ah ee u oggolaana...
22/01/2022

Waa maxay Cryptocurrencies?📌📌 Cryptocurrencies waa lacag dhijitaal ah. Waa nooc ah lacagta dhijitaalka ah ee u oggolaanaysa dadka inay sameeyaan nidaamka lacag bixinta si toos ah midba midka kale iyada oo loo marayo online nidaamka. Cryptocurrencies ma laha sharci ama xuduud maaliyadeed; waxay si fudud u qalmaan waxa dadka waxay diyaar u yihiin inay iyaga ka bixiyaan suuqa. Tani waxay ku jirtaa ka duwan lacagaha qaranka, kuwaas oo qayb ka qaata Qiimaha ay ku leeyihiin in loo sharciyeeyo qandaraas sharci ah. Waxaa jira tiro ka mid ah lacagaha loo yaqaan 'cryptocurrencies' - kuwa ugu badan kuwan si fiican loo yaqaan waa Bitcoin. Dhaqdhaqaaqa suuqyada cryptocurrency ayaa kordhay si weyn iyo qiimaha cryptocurrencies leeyihiin si degdeg ah u kacay. Soo jiidashada lacagahaas waxay u muuqataa inay ahayd mid mala-awaal badan (iibsasho cryptocurrencies si ay faa'iido u helaan).

Qiimaha Bitcoin waxaa lagu go'aamiyaa waxa dadku waxay diyaar u yihiin inay ka bixiyaan suuqa (iyo, aragti ahaan, qiimihiisu wuxuu ku dhici karaa eber wakhti kasta).

Nidaamka Bitcoin wuxuu u oggolaanayaa wax kala iibsiga si toos ah uga dhacda qof ilaa qof aan u baahneyn xawaalad (sida bangiga) saxiix ama diiwaan kala wareegista ,wax kala iibsiga. Tani way ka duwan tahay hababka lacag bixinta ee ugu badan, sida Xawaaladaha bangiga elegtarooniga ah, kuwaas oo ku tiirsan xarun bank dhexe si ay u ilaaliyaan oo ay u cusboonaysiiyaan diiwaanka wax kala iibsiga. Tusaale ahaan, bangiyada ganacsigu waxay hayaan diiwaanka hadhaaga xisaabaadka macaamiishooda lacag dhigista (Deposit) iyo la Bixista (withdrawal).

Taa beddelkeeda, nidaamka Bitcoin wuxuu adeegsadaa 'blockchain' waana tignoolajiyada Banki Online ah cidna aysan adigu kaa xigin oo an laheyn Shuruuc ka xadideyso Dirista(Deposit) iyo lacag la bixista(Withdrawal) wax kala iibsiga iyo lahaanshaha bitcoins. Tani asal ahaan waa tignoolajiyada kaas oo isku xidha kooxaha wax kala iibsiga ('blocks') wada jir waqti ka dib (si 'silsilad')ah. Mar kasta a wax kala iibsigu wuu dhacaa, waxa ay samaysaa qayb ka mid ah Cadeymo lacageed (Transaction History).

Waxbadan ka ogow Cryptocurrency📌

W/Q: Moalimu Qeys

25/12/2021

"Way sugaysaa iyado uu malaynaysaa inuu ku soo laabanayo wiilkeedii" 💔

Goobta dadka waawayn lagu daryeelo.

Waalidka hala daryeelo❤

Share u dheh

Maanta oo kale addunka waxa macasalaameeyay abwaanki faylasuufki Jalaaludiin Al-ruumi Wuxuu kasii tagay dardaaran u kusi...
17/12/2021

Maanta oo kale addunka waxa macasalaameeyay abwaanki faylasuufki Jalaaludiin Al-ruumi

Wuxuu kasii tagay dardaaran u kusii dar daarmayay markaas

*Marka aan dhinto*

Marka aan dhinto
Marka naxashka lay saaro
Waa inaadan u malayn
Inaan ka maqnaanayo addunkan

Ilmada ha daadin
Hana barooran
Hana ka xumaan
Anigu kuma dhacayo bohol bahal ah

Marka aad aragto maydka
Oo lasii sido ha ooyin

La wadaag Asxaabtada

Maskaxda shaqaaynaaysa               Qodobka 1-aadHadaad sawir aragto ha dhaafin. Ufiirso. Iskuday inaad ogaato sawirka ...
14/12/2021

Maskaxda shaqaaynaaysa

Qodobka 1-aad
Hadaad sawir aragto ha dhaafin. Ufiirso. Iskuday inaad ogaato sawirka wakhtigii la qaaday. Ma habeen ayaay ahaayd mise maalin? Gacanta midig miyuu adeegsaday mise ta bidix sawir qaaduhu?

Ma hal gacan ayuu ku qaaday sawirka mise kamerada labada gacmood ayuu ku haaystay xiligii uu qadayay sawirka?
Sawir qaaduhu miyuu fadhiyay mise wuu taagnaa marka uu qadayay sawirka?

Sawirku waxa uu ka turjumayo si aad u ogaato diirada saar waxyaabo badan. Tusaale hadii qof laga qaaday sawirka isku day inaad ogaatid qofkaasi inuu ahaa mid isku kalsoon iyo inkale adoo eegaya astaamaha ka muuqda sawirka. Inuu murugaaysnaa markii sawirka laga qaadayay iyo inuu faraxsanaa.Inaay cabsi ka muuqatay iyo inuu raayn raayn kujiray.

Qodobka 2-aad

Marka aad rabto inaad dunida wax cusub ku soo biiriso kolka h**e tayadaada ku hawlgal kadib hadii aay lagama maarmaan noqoto wixii kaa caawin kara arinkaas raadi.

Tusaale hadaad damacdo inaad shimbir sawirto isku day inaadan bilowga h**eba sawir shimbireed telefonkaaga ama kumbiitarkaaga kusoo shubanin sababtoo ah waxaad kamid noqonaaysa kuwa copy-ga ku qaraabta.

Marka h**e shimbir nool raadi. Waxaa macquul ah inaad aragto isagoo lalaaya, isagoo geed saaran, amase isagoo dhulka socda.

Waxaad go'aansataa midkaad sawiri lahaayd. Ma isagoo duulaaya ? Ma isagoo geed ku dagsan mise isagoo dhulka socda?

Kadib iskuday inaad iskaa u sawirto adoon meela ka fiirsan. Marka aad dhamaayso sawirka.Sawir shimbir kusoo shubo telefonkaaga ama kumbitarkaaga kadib ka eego meesha aad ka khaldantay goortaad ku guda jirtay sawirida shimbirka.Hawshaadana sidaas ku dhamaayso.

-Hadafka Nolosha

18/10/2021

QASIIDO | NABI AMAAN | ABDIRISAK SICIID FT LIBAAN GOOD |

17/09/2021

Sxbada Mohamed Abdullahi Farmaajo waa
Aqoon Gaab, Maan'gaab Laan'gaab iyo wada Macan'gag, Hadaad aruursatid Dadka Noocaas ah waxaad ku Danbeyn shalayto iyo waxa hadda ku haysta oo kale.

16/09/2021

Farmaajo Ileen In Isaga Film laga Sameynayo SNTV ma ogeen miyaa .

Cashir ku celis ah.

08/09/2021

Farmaajo Aya Isku Keen Sheegay Bari h**e...

Address

Mogadisho

Telephone

+252617477375

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moalimu Qeys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Moalimu Qeys:

Share