Gudoomiyaha Xidhiidhka K/cagta D.lasacanod

Gudoomiyaha Xidhiidhka K/cagta D.lasacanod Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gudoomiyaha Xidhiidhka K/cagta D.lasacanod, Finance, Laascaanood.

Tacsi إنا لله وإنا إليه راجعون Gudoomiyaha Xidhiidhka K/cagta D.lasacanod Mudane Boqor C C Sugaal iyo  bahda Sportiga Wa...
23/04/2026

Tacsi
إنا لله وإنا إليه راجعون

Gudoomiyaha Xidhiidhka K/cagta D.lasacanod Mudane Boqor C C Sugaal iyo bahda Sportiga Waqooyi Bari Waxay tacsi u diriyaan Cabdilaahi Cali gees oo kamida ahaa macalimiinta kooxaha heerka saddexaad ee oo geeriyooday dhamaan Ehelkii , Qoyskii iyo Bahda Sportiga Alle Samir iyo iimaana Haka siiyo🤲🤲🤲

10/04/2026

Waxaan caawa ka Qayb Galay qorituurka Cupka loogu Magac daray Alle ha u naxariistee kaas oo lagu Qabanayo Degmada

Eebe nabad qab ha idiinku Soo dhameeyo dhalinyaro

10/04/2026

Waxaan caawa ka Qayb Galay qorituurka Cupka loogu Magac daray Alle ha u naxariistee kaas oo lagu Qabanayo Degmada

Eebe nabad qab ha idiinku Soo dhameeyo dhalinyaro

22/03/2026

Waxaan caawa ka Qayb Galay qorituurka Cupka loogu Magac daray Alle ha u naxariistee Halgamaa kaas oo lagu Qabanayo Degmada

Eebe nabad qab ha idiinku Soo dhameeyo dhalinyaro

waxaan xalay noo Soo dhamaaday  koobkii Bisha Barakaysan ee Ramadaan koobkaas oo ay dhigtay Shirkada Golis Telecom Waxaa...
18/03/2026

waxaan xalay noo Soo dhamaaday koobkii Bisha Barakaysan ee Ramadaan koobkaas oo ay dhigtay Shirkada Golis Telecom
Waxaana Koobka qaaday Kooxda ku Ciyaaraysa Adeega Gaadh-haye hanbalyo

17/03/2026

Waxaa Galabta Soo Gabo-gabeeynay Koobka ramadaanta Kaas oo uu Qabtay Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari
Waxaana Wada Ciyaaray Ciyaartii Test baba vs carwo new dubai
Waxayna Guushu ku Raacday carwo New Dubai Hanbalyo

Caawa waxaa inoo Soo gabo-gaboobaya cupkii Ay dhigtay Shirkada Golis Telecom Daawasho wacan dhamaantiin insha alaah
17/03/2026

Caawa waxaa inoo Soo gabo-gaboobaya cupkii Ay dhigtay Shirkada Golis Telecom

Daawasho wacan dhamaantiin insha alaah

Waxaa 17/03/2026 Soo gabo gaboobaya cupkii Ramadaan cup kaas oo uu dhigay Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari waxaana  ...
16/03/2026

Waxaa 17/03/2026 Soo gabo gaboobaya cupkii Ramadaan cup kaas oo uu dhigay Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari waxaana final iskugu yimaaday Aar Store VS New Dubai

ALLE KHAYR HA INOOGU DHAMEEYO

dhamaan Bahda sportiga Waqooyi bari kasoo qayb gal wacan insha alah

Semi final Tartanka Ramadan caasimada Laascaanood Ee Golis cup ayaa caawa la ciyaaray ciyaarta afar dhamaadka kooxda Waa...
06/03/2026

Semi final
Tartanka Ramadan caasimada Laascaanood Ee Golis cup ayaa caawa la ciyaaray ciyaarta afar dhamaadka kooxda Waafi ayaa ugudubtay afar dhamaadka tartanka

05/03/2026

Gudoomiyaha Xidhiidhka K/cagta D.lasacanod uu weheliyo maamulka shirkada golis oo ka warbiyey tartanka ramadan cup meesha uu karayo

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudoomiyaha Xidhiidhka K/cagta D.lasacanod posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category