28/08/2026
HAL GOOB IYO 3 FURSADOOD OO GANACSI
Ma raadinaysaa goob ganacsi oo ka kooban Cafeteria, Hall iyo Barxad Sare oo Caweys ah?
Laas Real Estate waxay kuu soo bandhigaysaa goob ganacsi oo fursad weyn u ah qof kasta oo doonaya inuu ka hirgeliyo casimadan lascanod ganacsi casri ah oo soo jiita macaamiil badan.
๐ Goobta: Amal Mall
โ Cafeteria โ ku habboon adeegyada cunto iyo cabitaan
๐๏ธ Hall โ munaasabadaha, shirarka iyo xafladaha
Barxad Sare oo Caweys ah โ meel ku habboon nasasho, caweys iyo madadaalo
Goobtu waxay ku taallaa Amal Mall, taas oo ka dhigaysa meel si fudud loo gaadhi karo, kuna habboon ganacsi leh muuqaal qurxoon iyo soo jiidasho.
๐ La xidhiidh Laas Real Estate
063-4098076----0907304288