19/08/2026
Safarkaagu ha noqdo mid xusuus fiican leh, ee ha noqon mid walwal ku dhammaada. Caymiska Safarka ee Takaaful Insurance Group wuxuu kaa caawinayaa ilaalinta safarkaaga marka ay dhacaan xaalado lama filaan ah sida kharashaadka caafimaadka degdegga ah, dib u dhaca ama baaqashada safarka, iyo lumista ama dhaawaca boorsooyinka. Ku safar kalsooni, meel kasta oo aad tagto—Takaaful Insurance Group ayaa ilaalinaya safarkaaga.
Travel with confidence and peace of mind. Takaaful Insurance Group Travel Insurance helps protect you against unexpected events, including emergency medical expenses, trip delays or cancellations, and lost or damaged baggage. Wherever your journey takes you, we help keep you protected every step of the way.