Mohamad omer yusuf

Mohamad omer yusuf 1 Somalia

14/03/2026

Kusali suubanaha scw

11/07/2025
15/06/2025

Taliska Ciidanka Booliska JSL isagoo tixraacaya waraaqda kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ee lagu joojiyay diyaaradaha Jaadka keeni jiray magaalada Ceerigaabo, wuxuu bulshada u cadaynayaa in: Dhammaan diyaaradihii Jaadka keeni jiray magaalada Ceerigaabo laga bilaabo hadda si rasmi ah loo joojiyay.

Ciidanka Boolisku wuxuu ka shaqayn doonaa fulinta go’aankan, isagoo la kaashanaya hay’adaha kale ee dawladda si loo hubiyo in aan la jebin sharciga lagu joojiyay keenista Jaadka ee diyaaradaha.

Waxaanu shacabka reer Ceerigaabo iyo guud ahaan gobolka Sanaag uga mahadnaqaynaa la shaqaynta hay’adaha ammaanka, si loo ilaaliyo amniga iyo maslaxadda guud ee shacabka.

Sidoo kale , waxaanu digniin u diraynaa dadka ku hawlan wararka been abuurka ah ee ku faafinaaya baraha bulshada, waxaana laga qaadi doonaa talaabo sharciga waafaqsan haddii ay joojin wayaan.

galb wangsn
23/12/2023

galb wangsn

23/08/2023

Alxm

01/07/2023

Nin baa laga Haye baryahan libaaxiii xoolaha cuni jiray xaguu maray hhh ileen maogo hawshu kumaqanyahy

Shisheeyuhu wuxunoqon karaa sxbkaaga ugu wangasan  saday ufududahay in saxbkaga qaaliga ahi uukugunoqdo shisheeye..
29/06/2023

Shisheeyuhu wuxunoqon karaa sxbkaaga ugu wangasan saday ufududahay in saxbkaga qaaliga ahi uukugunoqdo shisheeye..

03/08/2022

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamad omer yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share