28/10/2023
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan eheladii, Qoyskii iyo Qaraabadii iyo dhamaan asxaabtiisii aqoonta dheer u lahayd , maamo HODAN iyo ILMA KABA DHEERE. geeridda Naxdinta leh ee ku timi walaalkeen Marxuum abwaan Siciid Gahayr
waxaan aqoon fiican isu lahayn jaar na aanu ahayn in ka badan 20 sanno adoon wanaagsan ayuu ahaa runtii oo naxariis badan . Sidaad dadka tabaalaysan aad ugu naxariisan jirtay alle hakuugu naxariisto wllo.
Samir iyo iimaan alle hakaa siiyo ehelkii iyo qaraabadii.