Hanbaabir Platform

Hanbaabir Platform Welcome to Hanbaabir Platform! Home of Skills

Helping You Succeed Through Financial Trading.

Asalamuailkum guy's  Waa maxay hanbaabirplatform.com maxase laga hela? ● Waa madal aad ka helayso waxkastoo la xidhiidha...
05/09/2022

Asalamuailkum guy's
Waa maxay hanbaabirplatform.com maxase laga hela?

● Waa madal aad ka helayso waxkastoo la xidhiidha suuqyada maliyadeed dhinac kasta ay tahay iyo sifo walba ood rabto iyadoo wax lacag ama adduun toona laga rabin.

● Waxay kaa cawinaysa inaad wax barato shaqaysato hadafkaaga iyo yoolkaga u dagaalanto iyado lagu tusayo lakugana hagayo wadada ugu sahlan ee ku gaadhsiin karta yoolkaaga.

Muxu qofku ka helaya madasha hanbaabirplatform?

1. Cryptocurrency bilow ilaa dhamaad maxay tahay sidaa looga shaqystaa wadooyin ka cawinya intaba.
2. Stock Sidoo kale bilow ilaa dhamaad adoo baranaya sida lo furto loogu shaqaysto iyo in lakugu hago dad aqoon dheeriya u leh guulna ka gaadhay.

Qofku siduu ugu soo biiri karaa?

Kaliya waxaad samaynaysa inaad moobilka amase laptop kaaga kaso gasho website hanbaabirplatform.com adoo ku sign up gareynya madasha halkaas na ku helaya wax kastood u baahnayd.

Waxyaabaha mustaqbalka aanu so wadno?

Podcast. Wuxu noqon doono madashi koobad ee somaliyeed iyado aan ku so gudbin doono dadka guushooda lataaban karo inan wareysiyo kaga qaadno.

Casharo psychology oo logu tala galay dadka suuqyadan ku jira inay u noqoto wax dhigis waanis la waaninayo korna loogu qaadayo hamiyadooda iyo yoolalkooda.

Guntii iyo gunanadki baanu joogna waxaan ku faraxsanahy inaad nagu soo biirto aadna rafiiq nala noqoto anaguna waxaan ku balaan qaadi doona inta karaankaygu yahay inan kaa caawino kaana dhigno ganacsade suuqyadan ku nagaada horomar lataaban karana gaadha.

✅ F:G: Si aad noola socoto xogaha aan soo gudbino, Fadlan kusoo biir Telegram keena
👉 https://t.me/hanbaabirplatform

✅Booqo Website keyna si aad u hesho maclumaad badan

👉 www.hanbaabirplatform.com

https://hanbaabirplatform.com/how-to-trade-supply-demand-and-their-interaction/
02/09/2022

https://hanbaabirplatform.com/how-to-trade-supply-demand-and-their-interaction/

Range creating The preceding course examined the market’s real mechanisms for order flow and theinteractions between The competition between buyers and sellers based on supply and demand is what ultimately determines the price movement that we observe on ourcharts now, so what we’re going to do ...

https://hanbaabirplatform.com/here-is-a-quick-cure-for-liquidity/
02/09/2022

https://hanbaabirplatform.com/here-is-a-quick-cure-for-liquidity/

Learn How To Start and BUILD A SOLID FOUNDATION As a result, you will probably recall this diagram from the technical analysis lesson’sintroduction at the beginning of this module.In general, I would strongly advise against trying the preceding ideas about marketstructure and supply and demand zon...

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanbaabir Platform posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hanbaabir Platform:

Share