Horn Capital Network

Horn Capital Network +% Horn Capital Network

KA FAA’IIDAYSO ADEEG MAALIYADEED IYO MAALGASHI
OO U FURAN CID WALBA GOOR KASTA
Barnaamijkan Horn Capital ee lacagtaada laguugu shaqaynayo waa mid ay hirgalintiisa leeyihiin aqoonyahano, xirfadyaqaano maaliyadeed iyo maamulayaal arimaha maalgashiga ka shaqeeya oo qorshahoodu uu yahay in ay umada cid walba u suurtagaliyaan fursado ay maalgashi ku samayn karaan iyda oo lacagtooda loo ma

amulayo kana shaqaynayso suuqyada maaliyadeed ee dunida.Waxa uu barnaamijkani ku shaqaynayaa sida waafaqsan xeerarka dalka Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana waxa uu dabaqayaa shuruucda wadamada barnaamijkani ka hawlgalayo. Barnaamijkan Horn Capital waxa uu adeegsanayaa nidaamyo casriya oo lagu maamulo hantida iyo maalgashiga kuwaas oo aanu uuga faa’iidaynayno dhamaan dadweynaha, ganacsatada iyo cid walba oo doonaysa in ay ku talaabsato horumar maalgalineed iyo mid maaliyadeed.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Capital Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share