KIMS Microfinance

Call Directions Website Contact the business

KIMS Microfinance KIMS established in March 2013 as the first Microfinance Service institution in the Somali regions.

Contact details for KIMS Branches:

Hargeisa HQ Office
Burj Omar Building Floor3rd R308
Main Road Hargeisa, Somaliland
+252 2 524599. Hargeisa Branch
Bahsane Building Downtown
Hargeisa , Somaliland
+252 2 524177

Mogadishu Office
Opposite Somtel Building
Mogadishu , Somalia
+252 2 652231

Lascanod Office
Masjid Jamic Area
Lascanod , Somaliland
+252 2 756082

Bosaso Office
Safari Hotel Downtown
Bosaso , Somalia
+252 2 828987

Burao Office
Daarasalam Mall Downtown
Burao , Somaliland
+252 2 711730/713533

Borama Branch
Caamir Store Building
Borama , Somaliland
+252 2 615001/615002

Kismayo Office
Kaah Building Downtown
Kismayo , Somalia
+252 2 493814

Beletwein Office
Bar Hurwaa Opp. Moumin Gro
Beletwein , Somalia
+252 685470

Afmadow Office
Downtown Market
Afmadow , Somalia

Mas’uuliyiin ka tirsan Shirkadda KIMS Microfinance ayaa ka qayb-galay kulan uu so qaban-qaabiyay Bangiga Dhexe oo looga ...
02/11/2026

Mas’uuliyiin ka tirsan Shirkadda KIMS Microfinance ayaa ka qayb-galay kulan uu so qaban-qaabiyay Bangiga Dhexe oo looga wada-xaajoonayay sharciga Credit Reporting-ka oo hadda heer-gaba-gabo ah ku dhow .

Korontada qaaliga ah Waxaad kaaga maarmi kartaa Solar ku filan baahidaada koronto.WhatsApo nagala so hadal : +252 616555...
01/11/2026

Korontada qaaliga ah Waxaad kaaga maarmi kartaa Solar ku filan baahidaada koronto.

WhatsApo nagala so hadal : +252 616555996

.

Maalgalinta Qalabka Nadaafada qaybihiisa kala duwan waad naga heli kartaa .Nagala so hadal WhatsApp : +252 616555996 .
29/10/2026

Maalgalinta Qalabka Nadaafada qaybihiisa kala duwan waad naga heli kartaa .

Nagala so hadal WhatsApp : +252 616555996

.

Jumca Mubaarak Dhamaantiin. Magaaladee ku jimcaystay maanta ?  .
23/10/2026

Jumca Mubaarak Dhamaantiin. Magaaladee ku jimcaystay maanta ?

.

Dumarka Soomaaliyeed waxaan u haynaa maalgelin Iyaga u gaar ah .WhatsApo nagala so hadal : +252 616555996
20/10/2026

Dumarka Soomaaliyeed waxaan u haynaa maalgelin Iyaga u gaar ah .

WhatsApo nagala so hadal : +252 616555996

Shuruudo Fudud oo kuu sahlaya inaad Maalgalinta hesho noogu so hagaag.Nagala so hadal WhatsApp : +252 616555996   .
18/10/2026

Shuruudo Fudud oo kuu sahlaya inaad Maalgalinta hesho noogu so hagaag.

Nagala so hadal WhatsApp : +252 616555996

.

Kismaayo Hadii aad joogto naga so wac lambarada Sawirka ka muuqda WhatsApp :  +252-619030461
12/10/2026

Kismaayo Hadii aad joogto naga so wac lambarada Sawirka ka muuqda

WhatsApp : +252-619030461

Hadii aad ka Ganacsato Malabka , Waxaad naga heli kartaa maalgalin kugu haboon.Nagala so hadal WhatsApo :  +252 61655599...
10/10/2026

Hadii aad ka Ganacsato Malabka , Waxaad naga heli kartaa maalgalin kugu haboon.

Nagala so hadal WhatsApo : +252 616555996

Bahda KIMS Microfinance oo isku duuban waxa ay Hambalyo u dirayaan Mudane Abdulhakin Abdihakin Axmed iyo Marwadiisa Ruqi...
06/10/2026

Bahda KIMS Microfinance oo isku duuban waxa ay Hambalyo u dirayaan Mudane Abdulhakin Abdihakin Axmed iyo Marwadiisa Ruqiya Bilow Adem oo maanta ku aqal-galay magaalada Muqdisho .

Abdulhakin waxa uu kamid yahay howl-wadeenada shirkadda Kims . Waxaan leenahay noqda kuwii isku barakooba.

Maamulaha Guud ee shirkadda KIMS Microfinance Abdisalan Abdullahi Ali ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay howl-wad...
03/10/2026

Maamulaha Guud ee shirkadda KIMS Microfinance Abdisalan Abdullahi Ali ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay howl-wadeenada ka howl-gala xafiis-yada ay shirkaddu ku leedahay Muqdisho.

Kulanka oo isugu jiray soo dhawayn iyo Casho ayaa maamulaha waxaa uu warbixinno ka dhagaystay howl-wadeenada .

Mudane Abdisalan ayaa sheegay in shirkadda KIMS ay ka go’antahay dhiira-galinta shaqaalaheeda iyo sidoo kale bixinta adeegyo maalgalineed oo Bulshada waxtar u leh.

Address

H368+HX9, Rakuub Road
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+2522524599

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KIMS Microfinance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KIMS Microfinance:

Shortcuts

Share


Other Investment Banks in Hargeisa

Show All