Isbir Agency

Isbir Agency Isbir Agency is a professional company serving educational, medical an commercial services in Turkey.

11/08/2024
The PROTON BUMP
11/08/2024

The PROTON BUMP

11/08/2024

Somaliland maanta waa wadanka dunida ugu awooda weyn. Waxay haysataa wax la yidhaah THE PROTON BUMP. Waa hubka ugu awooda weyn dunida. Dib ayaa uu u baabiinayaa dhamaan matterka yaala dunida. Waa RESET Button. Haye waxay moodayeen in aanu kaftamayno xalayba waad is ogaateen in xitaa hadii aad i xidhxidhaan aydaan ka baxsan karin. Ragbaa se baqaya oo xoolo uruursaday oo aan rabin in din 0 looga soo wada bilaabo. Dib ayaa loo wada dhalanayaa. Ragga chance dhaafay ayaa looga faaiidaynayaa.

Hamza

11/08/2024

Ragga school kaygii baabiiyey, familygaygii midh midh ula baxay ayaa hada rag ay ilee yihiin maxaanu ku siinaa. Waad dheel dheeleysaan.

Adeer waan sharaxanahay qolladan ha soo dhaafaan. Ismana sharixi karaan xabsiga ha isasii geeyaan. Wax la cafinayaa ma jirto.

11/08/2024

Isbadel ayaa loo baahan yahay looma baahna sheeko iyo filim hindiya. Waxaa la rabaa in la dhiso kaabayaasha dhaqaale ee wadanka waxaa waajib inagu ah inaynu inagu dhisano dhakhaatiir, schools, wadooyin iyo dhamaan public infrastructure wadanku u baahan yahay.
Inaga ayaa dhisan karna cid intay samada kasoo degto inoo shaqaynaysa ha sugina. Kaliya waxaa loo baahan yahay qof daacad ah oo alle ka baqaya oo aan adduun rabin.

Bal immika waxaa la idiin balan qaaday in uu dhulka wax kasoo saarayo oo kor u qaadayo wax soo saarka beeraha. Haye maxaa xigay jabhad ayaa igu furan oo waxba ma haleelayo.

Adeer maad bangiga horumarinta beeraha samaysid isagaa farm loans bixin lahaa oo sii deymin lahaa beeralayda isla markaasna dib uga iibsan lahaa waxay soo saaraan. Se lama ogola aniga oo inyar bilaabay in aan wax ka qabto horumarinta beeraha. Markiiba waa la ila dagaalamay oo layga hor joogsaday.

Ragani markaas ma ogala in h**e loo socdo, sidan ayay ku qanacsan yihiin in lagu jiro. Se anaku waxaanu leenahay
HORAA LOO SOCONAYAA.

Hamza
Rajada shacabka

11/08/2024

Maraykan baa idin aqoonsanaya somaliland maxaan uga baahanahay xabashi. Somalia duco ayaan ku ogahay ismaamula oo liibaana allena raxmadiisa ha idin shubo oo masiibooyinka ha idinka damiyo. Maxaa intaa loo dhaafaa. Garan maayo

Hamza

11/08/2024

Dhalin yarta waxaan ku boorinayaa in ay han yeeshaan oo xukunka tartarkiisa la galo. Odayaashana orda awoow masaajidada gala waa la dhimanayaa ee iska cibaadaysta inta ka hadhay cimrigiina. Allaa idin badey imtixaankan ee, ifkii seegteen ee aakhiro ha seegina.

11/08/2024

Waxay yidhaahdeen dee in yar oo qoraal ah soo dhig ayaanu ku lahayn ee sowdigan fatahay. Idinkaa furay oo dalbaday

11/08/2024

Guurtida qaado ayay dhaheen. Waad ciyaaraysaan.
Madaxaaga mooyee meel kale kuma socdo

11/08/2024

Odayaashan SNM 33 sanadood ayay maraysaa intay gaadhiga wateen. Gaadhigii gear 1 wax dhaafsan laga waa. Saxan kiliish badel, rabadh kiliish badel, Engine cusub saara, kow dhaafin weyde oo u taag weydeen ee ka soo dega. Anakaa karaamo ku kaxaynaynee.

Intaa ay haysteen xukunka umadii damiir ahaan waa u dileen, dhaqan ahaan wey u dileen iyo diiniyan waa u dileen. Guurkii hoos ayuu u dhacay, furiinkii waa batay, jiilkii naga yar yaraa si ay iskaga maamushaan ayay ka dhigeen jiil aan aqoonba qiimaha ay leedahay diintu iyo dhaqankeenii suubanaa. Waa jiil aan kaa soconayn, cidna ma dhaafayaan islaan duqa, oday, sheekh, shaydaan iyo cidwalba waa la qasanayaan. Iyagoo isku haysta gangsters, war ma haysaan ee kani waa idinku laabayaa idinka iyo waxaad diyaarsateenba.

Se waxaan tolkey leeyahay alle waxa uu ina siiyey wax aan tuug xadi karin, taajirna iibsan karin sixirna wax lagaga qaadi karin.

It doesn't matter howmany faces you wear, cause i can see through you.

Hamza

11/08/2024

Calankaa somaliland ee tawxiidku ku xardhan yahay ayaynu sudhaynaa. Na laadee hadaba galimaysid ee meeshan iskaga deg

11/08/2024

Tolkey waan ogahay inaad h**e ugu tagteen. Oo uu idinku jawaabay ordoo guryihiina calamo sudha.

Address

Hargeisa. . .
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbir Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Isbir Agency:

Share