Amanah Insurance

Amanah Insurance Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amanah Insurance, Insurance Company, Burj Omar, 4th Floor, 1st Road, Hargeisa.

We’re insurance company based in East and Central Africa, protecting against financial loss for over 520 million people by covering risks related to medical care, assets, logistics, construction, motor, travel, and others.

Jumce wanaagsan dhammaan.Alle hanaga aqbalo ducadeenna, camalkeenna suuban. Aamiin.
27/08/2026

Jumce wanaagsan dhammaan.

Alle hanaga aqbalo ducadeenna, camalkeenna suuban. Aamiin.

Photos : Amanah Insurance South Sudan Surplus Sharing Event 2025 — a memorable occasion celebrating partnership, growth,...
23/08/2026

Photos : Amanah Insurance South Sudan Surplus Sharing Event

2025 — a memorable occasion celebrating partnership, growth, and shared success.

When insurance pays back: Amanah rewards customers through surplus sharingAmanah Insurance South Sudan Surplus Sharing E...
20/08/2026

When insurance pays back: Amanah rewards customers through surplus sharing

Amanah Insurance South Sudan Surplus Sharing Event 2025

Waxaan si mug leh u bogaadinaynaa kooxda Daryeelka Macaamiisha, oo maalin kasta muujiya dedaal, dulqaad iyo adeeg hufan ...
16/08/2026

Waxaan si mug leh u bogaadinaynaa kooxda Daryeelka Macaamiisha, oo maalin kasta muujiya dedaal, dulqaad iyo adeeg hufan oo ay siiyaan macaamiisha Amanah Insurance.

Waxqabadka wanaagsan ee ay si joogto ah u muujiyaan wuxuu mudan yahay in la arko, la xuso, lana dhiirrigeliyo, isla markaana lagu abaalmariyo dadaalkooda iyo adeegga wanaagsan.

Adeeg Hufan iyo Daryeel Joogto ah.

Hambalyo kooxda Daryeelka Macaamiisha — h**e u socda!

JIMCE MUBAARAK Alle ha inoo barakeeyo maalintan barakaysan, ha inaga aqbalo ducada iyo camalka wanaagsan, qalbiyadeennan...
13/08/2026

JIMCE MUBAARAK

Alle ha inoo barakeeyo maalintan barakaysan, ha inaga aqbalo ducada iyo camalka wanaagsan, qalbiyadeennana ha ka buuxiyo xasillooni, rajo iyo iimaan.

Jimce wanaagsan dhammaantiin.

Caafimaadkaaga ha u dayn nasiib!Xanuunku ma sii sheego goorta uu imanayo. Amanah Insurance waxa ay kaa caawinaysaa in aa...
13/08/2026

Caafimaadkaaga ha u dayn nasiib!

Xanuunku ma sii sheego goorta uu imanayo. Amanah Insurance waxa ay kaa caawinaysaa in aad adiga iyo qoyskaagu heshaan daryeel caafimaad iyo ilaalin dhaqaale marka aad ugu baahan tihiin.

Ilaali caafimaadka. Yaree culayska kharashaadka caafimaadka.

Amanah Insurance - Caafimaadkaaga waa Ammaanadayda.

Nala soo xiriir maanta si aad wax badan uga ogaato Caymiska caafimaadka.

insurance

Maalinta 2-aad – Shirkii Maamulka Sare ee qorsheynta rubuca 3-aad (Q3)
03/08/2026

Maalinta 2-aad – Shirkii Maamulka Sare ee qorsheynta rubuca 3-aad (Q3)

Maamulka Sare ee Amanah Insurance ayaa qabtay kulankoodii dib-u-eegista waxqabadka rubuca labaad (Q2) iyo qorsheynta rub...
01/08/2026

Maamulka Sare ee Amanah Insurance ayaa qabtay kulankoodii dib-u-eegista waxqabadka rubuca labaad (Q2) iyo qorsheynta rubuca saddexaad (Q3). Kulanka, waxa lagu qiimeeyay waxqabadka waaxyaha kala duwan, laguna falanqeeyay guulihii la gaadhay, caqabadihii jiray, iyo fursadaha horumarineed ee ay tahay in la ga faa'iideysto . Sida oo kale, waxa la ansixiyay qorshaha hawlaha rubuca Q3, iyada oo mudnaanta la siinayo horumarinta adeegga macaamiisha, kobcinta ganacsiga, iyo xoojinta doorka Amanah Insurance ku leedahay horumarinta dhaqaalaha dalka.

Kulanka waxa shir guddoominayay Guddoomiyaha Guud ee Amanah Group, Mudane Abdikarim Ahmed Gas,

Serene Sarovar Hotel, Hargeisa.

Caymi Badeecaddaada, safarka ka horMarka ay hantidaadu safar ku jirto, waxaa jiri kara khataro lama-filaan ah oo ku dhic...
23/06/2026

Caymi Badeecaddaada, safarka ka hor

Marka ay hantidaadu safar ku jirto, waxaa jiri kara khataro lama-filaan ah oo ku dhici kara amma haleeli kara. Macmiilka, caymiska baddu waxa u magdhow kaa siinayaa khasaaraha soo gaadha hantidadaada inta ay ku jirto SAFARKA.

Hadda hel caymiska safarka ee Amanah Insurance oo ka werwer la'aw khasaaraha hantidaada ku iman kara.

Caafimaadkaagu waa hantida ugu qaalisan ee aad haysto.Ha sugin xaalad degdeg ah oo kugu timaadda. Hadda qaado card-ka ca...
21/06/2026

Caafimaadkaagu waa hantida ugu qaalisan ee aad haysto.

Ha sugin xaalad degdeg ah oo kugu timaadda. Hadda qaado card-ka caafimaadka Amanah Insurance oo ka werwer la’aw xannuunka lama-filaanka ah ee ku iman kara naftaada amma qoyskaaga.

Hel qorshe caafimaad oo dhammeystiran iyo daryeel caafimaad oo degdeg ah!

Address

Burj Omar, 4th Floor, 1st Road
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amanah Insurance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amanah Insurance:

Shortcuts

Share