Bodhari Exchange

Bodhari Exchange Isoo raac si aad u hesho warar sugan
Follow for accurate news

24/07/2021

Waxa uu soo maray 9 waddan isagao sita calanka Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Share
21/07/2021

Share

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar
11/07/2021

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar

RW Rooble ayaa cambaareeyay qaraxii gelinkii dambe ee galabta ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho
02/07/2021

RW Rooble ayaa cambaareeyay qaraxii gelinkii dambe ee galabta ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho

Baanka Dahabshiil, xaruntiisa Muqdisho oo ku ciiday calanka Soomaaliya
02/07/2021

Baanka Dahabshiil, xaruntiisa Muqdisho oo ku ciiday calanka Soomaaliya

Ciidanka booliska Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ku xidhay afhayeenka beelaha daarood Cabdikariim Cali Nuur Isha ...
02/07/2021

Ciidanka booliska Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ku xidhay afhayeenka beelaha daarood Cabdikariim Cali Nuur

Isha Mohamed Yusuf Bakayle

Waxa la guddoonsiiyay neef ari ah, maadaama uu ku guuleystay koob loo qabtay dhallinyarada oo ka qabsoomay dalka Mali Ci...
02/07/2021

Waxa la guddoonsiiyay neef ari ah, maadaama uu ku guuleystay koob loo qabtay dhallinyarada oo ka qabsoomay dalka Mali
Ciyaaryahankan ayaa farxad la ilmeeyay markii la siiyay abaal-marintan oo uu ku mutaystay in uu ahaa ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa wareegga

Ku soo dhawow boggayga rasmiga ah ee Facebook Waxaad kala socon kartaa warar, warbixinno, xogo qota dheer oo xambaarsan ...
02/07/2021

Ku soo dhawow boggayga rasmiga ah ee Facebook
Waxaad kala socon kartaa warar, warbixinno, xogo qota dheer oo xambaarsan xaqiiqooyin, arimaha bulshada iyo bilicda ayaan xoogga saarayaa

Ku soo biir oo kamid noqo asxabtayda
Ogow Asxaabtaydu waa Ehelkayga

Visa-ha waxbarashada ee waddamada Turky, Russia iyo Ukraine waxay kuugu yihiin diyaar shirkadda Smart Service Kala xirii...
02/07/2021

Visa-ha waxbarashada ee waddamada Turky, Russia iyo Ukraine waxay kuugu yihiin diyaar shirkadda Smart Service
Kala xiriir numberada ku qoran sawirka

Maxaa ka run ah?
29/06/2021

Maxaa ka run ah?

تهانئي لناحك وتفوقك تهانئي لمليونين متابع بالفيسبوك ندى يا عشيقة الملايين ندى يا من تعيش في قلوبنا يا من سيطرت على مشاعر...
22/06/2021

تهانئي لناحك وتفوقك
تهانئي لمليونين متابع بالفيسبوك
ندى يا عشيقة الملايين
ندى يا من تعيش في قلوبنا
يا من سيطرت على مشاعرنا

ألف مبزوك
ندي القلعه Nada Algalaa

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bodhari Exchange posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share