Dhagaweyne Exchange

Dhagaweyne Exchange Ku Sarifo Adigeega Mobile Currency Exchange Marwalba Iyo Meel Walba Adigoo ka Sarifanaya Dhagaweyne Exchange 300316

04/11/2023

Ku SarriFo
Gacan H**e 9100
Hacan Danbe 9200

ZAAD :300316
eDahab : 65 7420000

Dhagaweyne Exchange
Mahadsanid Macmiil

04/11/2023

Gacan h**e 9100
Gacan Danbe 9200

04/11/2023

Gacan H**e 9100
Gacan Danbe 9200

Macmiil Ku SarriFo Qiime Macquul ah Oo Ku Raali Galiya

Xus Maalinta Qaran ka macmiil 18my2022
16/05/2022

Xus Maalinta Qaran ka macmiil 18my2022

Axkaamta Sakaat Alfidri                                      .............................................1- Sakaatul Fi...
29/04/2022

Axkaamta Sakaat Alfidri
.............................................
1- Sakaatul Fidridu waa waajib laga donayo qofkasta oo Muslim ah. Yar iyo Wayn. Rag iyo Dumar.
2- Waxay ku waajibtay qofkasta oo Maalinta ramadaan udanbaysa Gabbalkeedu udhacay oo soo gaadhay habeenka ciida
3- Waxay ku waajibtay qofkasta oo haysta wax dheer quudkiisa, (wax uu cuno) habenka ciida iyo malinteeda.
4- Qofka waxa uu kabixinayaa Cidkasta oo ay ku waajibtay Masruufkoodu, sida Dumarkiisa Caruurtiisa iyo Waalidkii.
5- waxaa la bixinayaa Raashinka Dadku ay quutaan inta badan wadanka qofka bixinayaa uu joogo.
6- Inta la bixinayaana waa (Saac ) oo udhigma;
☆- Bariis: 2500gr - 3000gr ( Laba kiiloo iyo badh ilaa sadex kiiloo).
☆- Bur: 2000gr - 2400gr ( laba kiiloo ilaa laba kiiloo iyo badh boqol garam ka dhimanyahay)
☆- Hadii qofku intaa in kabadan uu bixiyo dheeraadku waxaa uu u noqonayaa Sadaqo.
7-Lacag lagu bixin maayo. kumana ansaxayso.
8- Waqtiga la bixinayaa waa;
*- Lagabilaabo habenka ciida ilaa inta salaada Ciida laga tukanaayo.
9- Waxa banaan in laba cisho ka hor ciida la bixyo.
8- Salaada ciida kabid labixinmaayo Haddii labixiyana Noqonmayso sakatul fidri, Waxay noqonaysaa sadaqo lakin waajibkii waa uu ka dhacayaa.
Qofkii cudurdaar leh isagu waa bixin karaa salaada ciida kadib.
10- Waxaa la siinayaa Masaakiinta oo kaliya.
11- Qofka Salaada aan tukan la siinmaayo.
12- waxaa banaan dadbadan Sakadoodu in ay hal qof ku kulanto Ama la siiyo.
DUCADIINA HA NAGA ILAAWINA
والله أعلم وبالله التوفيق
✍️ Sh Maxamed Xuseen. حفظه الله ورعاه

07/04/2022

Address

Near By Https://goo. Gl/maps/1RdkDU7VaCxkXnCk 8
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhagaweyne Exchange posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share