Baraka Insurance Somaliland

Baraka Insurance Somaliland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baraka Insurance Somaliland, Insurance Company, Hargeisa.

BARAKA INSURANCE Ltd was founded as limited company in 2018, BARAKA INSURANCE provides cooperative insurance which complies with Islamic Shariah laws on the bases of a Wakalah (agency).

Masuuliyiin ka socda Hay’adda Caymiska Qaranka Somaliland Iyo Maamulka Shirkadda caymiska ee Baraka Insurance oo Kulan K...
28/12/2022

Masuuliyiin ka socda Hay’adda Caymiska Qaranka Somaliland Iyo Maamulka Shirkadda caymiska ee Baraka Insurance oo Kulan Ku wada qaatay xafiiska Guud ee Baraka Insurance.

Caymiskayaga Safarku wuxuu guud ahaanba daboolaa baajinta safarka, xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka, daahitaanka saf...
15/11/2022

Caymiskayaga Safarku wuxuu guud ahaanba daboolaa baajinta safarka, xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka, daahitaanka safarka iyo shandadaha lumay. Waxa kale oo ay bixin kartaa kharashyada ku baxa guriga haddii cisbitaalku go'aamiyo inay lagama maarmaan tahay.

Waa dhammaadeen maalmihii aad ka walwali jirtay caafimaadka ilmahaaga. Caymiskayaga caafimaadku waa mid jaban oo waafaqs...
12/11/2022

Waa dhammaadeen maalmihii aad ka walwali jirtay caafimaadka ilmahaaga. Caymiskayaga caafimaadku waa mid jaban oo waafaqsan shareecada islaamka.🤝👍

Adeegga Caymiska ee Baraka Insurance waa mid aad ku helayso qiimo macquul ah oo ku baahi tiraya. Caymiska Gaadiidka iyo ...
09/11/2022

Adeegga Caymiska ee Baraka Insurance waa mid aad ku helayso qiimo macquul ah oo ku baahi tiraya. Caymiska Gaadiidka iyo ka Caafimaadkaba waxa aan ku bixinnaa qiimo ku filan adeegga aan kuu qabanaynno oo kaliya.🤝🤝

Ma ogtahay in shirkaddii ugu horeysay ee caymiska Maraykanka uu abaabulay Benjamin Franklin 1752 iyada oo loo yaqaan 'Ph...
07/11/2022

Ma ogtahay in shirkaddii ugu horeysay ee caymiska Maraykanka uu abaabulay Benjamin Franklin 1752 iyada oo loo yaqaan 'Philadelphia Contributionship'. Shirkaddii ugu horreysay ee caymiska nolosha ee gumeysigii Mareykanka waxay ahayd Sanduuqa Wasiirada Presbyterian, oo la abaabulay 1759-kii. 😃

Shirkada caymiska ee baraka waxa ay diyaar u nahay in aan ku siino adeeg tayo sarre leh!😊Ka ilaali naftaada khasaaraha a...
05/11/2022

Shirkada caymiska ee baraka waxa ay diyaar u nahay in aan ku siino adeeg tayo sarre leh!😊

Ka ilaali naftaada khasaaraha aan la hubbin ee iman karra mustaqbalka adigoo isticmaalaya adeegyadadya caymiska baabuurka.🙌

Marwalba nagala soo xidhiidh: (+252637555597)-(+252657555597]🤝

03/11/2022

Deg-Deg:

Madaxwayne Mudane Muuse Biixi Abdi oo ka hadlay khasaaraha ba’an ee ay Ku hayaan wadankeenna shilalka u dhaca sida maalinlaha ah ee naf iyo maalba leh.

Sidoo kalena wuxu madaxwaynahu faray haaya'adda caymiska iyo dhamaan cida ay khusaysaba in dhakhso loo hir galiyo caymiska gaadiidka si looga yareeyo khasaaraha iyo qaadhaanka aanay dadku awoodayn.

Farriin Caafimaad: Xummadda Dhengi (Dengue Fever)                                                                       ...
04/10/2022

Farriin Caafimaad: Xummadda Dhengi (Dengue Fever)

Xaaladda Caafimaad Xumo ama Xumadda Daran ee Beryahan ku soo cusboontay Wadanka ayey shirkadda caymiska ee baraka insurance la wadaagaysaa bulshadeeda waxyabaha keena iyo sida lagaga hortagi karo.

Fadlan nagala soo xidhiidh:
What’sapp: +252 63 7555597
Email. : [email protected]
Call. : 528008

03/10/2022

Caymiska In qasbo maxaa ka aaminsatay?

Waxanu bixinaa caymis balaadhan oo aad kaga gaban karto khassaraha ku soo gaadha sida haddii aad ku jirto:1: Caymiska Ba...
21/09/2022

Waxanu bixinaa caymis balaadhan oo aad kaga gaban karto khassaraha ku soo gaadha sida haddii aad ku jirto:

1: Caymiska Baabuurka
2: Caymiska Caafimaadka
3: Caymiska Rarka/ama xamuulka
4: Caymiska Dabka
5: Caymisk Xoolaha Nool
6: Caymisk Guryaha ama Dhiska.

Baraka Insurance Ugu Kaalay Adeeg lagu Kalsoonyey, Nooca Caymiska aan Bixinaa Waa Islamic.
18/09/2022

Baraka Insurance Ugu Kaalay Adeeg lagu Kalsoonyey, Nooca Caymiska aan Bixinaa Waa Islamic.

Caymisku waa qaybsashada khasaare kali kugu ahaa ama dhibaato xal laguugu helay iyada oo aan gaadhaan family laguu urura...
14/09/2022

Caymisku waa qaybsashada khasaare kali kugu ahaa ama dhibaato xal laguugu helay iyada oo aan gaadhaan family laguu ururayn ee Fadlan ka caymi hantidaada khasaare badan oo aanad awood u lahayn kaligaa in aad maarayso. mar walba nooca caymiska aan bixinaa waa ka islaamic ah.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 04:30
Tuesday 07:30 - 04:30
Wednesday 07:30 - 04:30
Thursday 07:30 - 00:30
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252637555597

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraka Insurance Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baraka Insurance Somaliland:

Share