Mec Corporation

Mec Corporation Mec Corporation is center for business development. Horumarinta hanaanka ganacsiga iyo xisaabaadka shirkadaha heerka hooose, dhexe iyo kuwa waawayn

31/05/2025

Suuqgaynta iyo saamaynta ay ganacsiga ku leedahay Soo jeedintii Ustad sharmaarke

30/05/2025

Suuqgaynta iyo saamaynta ay ganacsiga ku leedahay Soo jeedintii Ustad sharmaarke Mohamed A. Duale

23/05/2025

Maaraynta ganacsiga wadaaga ah :
inta uu videogu socdo waxaan dul istaagi doonaa suaalahan.
1. Side loo abuuraa ganacsiga wadaaga?
2. Intee nooc ayaa ganacsi wadaag ah loo abuuri karaa?
3. Maxaa keenaya in ganacsi wadaag la abuuro, muxuu faa’iido leeyhaay ama cilado ganacsiga wadaag ah?
4. Sidee ayaa ganacsiga wadaag ah khilaafaadkiisa loo maarayn karaa si xiriirka dadka leh uu unoqdo mid ganacsiga kaba.

16/05/2025

Maaraynta ganacsiga xiliyada dhaqaale xumada timaado.
Capital Care Sharmarke Abdullahi Ali EasyTech Mohamed A. Duale

15/05/2025

Galabta mawduucaan falanqayndoono wuxuu ku saabsan yahay “Maaraynta ganacsiga xilyada dhaqaale xumadu timaado”. Waxaa inoo falaalandoono ustaad Sharmarke Abdullahi Ali waxaana noo daadihin doona Eng Duale. Waxaan idiin rajaynaynaa inaad ka faa’iidaystaan, sidoo kale haday jiraan mawduucyo kale oo ubaahan in laga hadlo inaad nagula soo wadaagtaan qaybta faalada. Mahadsanid

09/05/2025

Maaraynta Aasaaska Ganacsiga,
Sidee loo abuuraa ganacsiga, Muddo intee le eg isku bixin karaa ganacsigu waa qayb kamid ah suaalaha barnaamijka.

04/06/2024

Dhawaantan waxaa wakhti gelinayay horumarinta afkeena iyo siduu ual qabsan lahaa hormarka cilmiga sidaas darteed waxaan qof walba ka codsanayaa oo aqoon ku kordhin kara Afkeena Soomaaliga inuu igala qaybqaato. Waxaana halkaan idinkula wadaagayaa eray bixinta sidaan u fahmo.

1) Job description- Hawlqabad Qeexid
2) Dashboard: Wajiga H**e
3) Chart of accounts : Shaxda akoonada
4) Transfer balance : Lacag Warejin
5) Write check : jeeg bixin

Markiiba waxaan idinla wadagayaa 5 erey bixin kaliya IA.

27/04/2024

Dhawaan waxaan bilaabaynaa tababaro ku saabsan xisaabaadka ganacsiga. Haday jiraan meelo gaar ah aad jeclaan lahaydeen in laga bilaabo nala wadaaga. Mahadsanidiin

Address

Dhismaha SRCS, Kasoo Hor Jeedka Hotel Guureeye
Garowe
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252907799828

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mec Corporation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mec Corporation:

Shortcuts

Share