Daryeel Bank

Daryeel Bank Daryeel Bank waa Bangi Ganacsi oo Soomaaliyeed oo shati ka haysta Bangiga Dhexe ee Soomaaliyeed.

SIPS. Waa  System Cusub oo Midaynaya Dhamaan Bangiyada Wadanka Oo dhan kaas oo U sahli Doona In uu qofku lacagtiisa u Wa...
14/01/2025

SIPS. Waa System Cusub oo Midaynaya Dhamaan Bangiyada Wadanka Oo dhan kaas oo U sahli Doona In uu qofku lacagtiisa u Wareejin karo Banki kasto oo Ka Registgaraysaan Somalia

27/05/2024
27/05/2024

HAKE' DHOWAAW HARUNGTE' Daryeel Bank - BAYDHOWE'.

Macaamiisha sharafta leh ee Daryeel Bank kusoo dhawaada xarunta Bangiga ee magaalada Baydhabo Jannaay, Caasimadda KMG ee Koofur Galbeed Soomaaliya.

Dhawaan waxay  , Hay'adda Dawliga ah ee Gargaara iyo Bangiga Horumarinta Jarmalka ee KfW kala saxiixdeen heshiis wadasha...
22/12/2023

Dhawaan waxay , Hay'adda Dawliga ah ee Gargaara iyo Bangiga Horumarinta Jarmalka ee KfW kala saxiixdeen heshiis wadashaqayn oo sii dardar-galinaya arrimaha maalgashiga iyo kobcinta dhaqaalaha dalka. Si gaara heshisikani wuxuu kaalin mug leh ka qaadanayaa ballaarinta maalgalinta ee ku aaddan arrimaha , , iyo waliba iyo .

mar walba waxay ku dadaalaysaa inay daneeyayaasha Dawliga ah iyo kuwa caalamiga ahba si dhaw ugala shaqayso danta guud gaar ahaanna arrimaha maalgashiga dalka tiiyoo aan maanka ku hayno sida ugu habboon ee aan ugu adeegi karno guud ahaan dawynaha Soomaaliyeed, gaar ahaanna macaamiisheenna sharafta leh.

21/08/2023

When it comes to international remittance, security and speed are of utmost importance. With Yeel, you can send money securely and quickly to anywhere in the world. Our digital banking platform is designed to give you peace of mind, knowing that your money is in good hands. Whether you're sending money to family or friends overseas or paying for goods and services abroad, Yeel is the go-to app for international remittance. Our platform is built with the latest technology to ensure fast, safe, and reliable money transfers.

Download the Yeel digital banking app today to experience the convenience of international remittance. Our app is available on both Google Play Store and Apple Store.

You can also visit our website at www.yeel.io for more information.

23/06/2023
22/03/2023
24/12/2022
Hampalya Ku guulaystaha saadaliyaha ciyaarta finalka World cup
22/12/2022

Hampalya Ku guulaystaha saadaliyaha ciyaarta finalka World cup

Ku iibso kuna adeego YEEL
19/12/2022

Ku iibso kuna adeego YEEL


Address

Main Road , Opposite Diakonia , Iftin Building Garowe
Garoowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel Bank posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daryeel Bank:

Share

Category