07/06/2020
Bishaaro Bishaaro.
ku socota dadwaynaha buuhoodle
shirkada golden som traders waxay idinku bishaaraynaysa wajiga koowad ee lacag qabashada kaaso bilaabmaya 7-bisha june kuna eeg 10-bisha
wixii faahfaahin intaa dheer kala xidhiidh +252634927636. +252636007777 +252634886262 / 794130