Abaas Abdi Ali

Abaas Abdi Ali government organization

26/08/2026

Sharci k**a ansaxo, oo document k**a ansaxo, dhul dowladeed waa dhul dowladeed,Md xasan shiikh iyo 14 sano kahor

23/08/2026

35 sano kadib dowlad soomaliyeed waa dhalatay dhulkiina waalarabaa

Miisaaniyada puntland waa in kabadan 300M$ sanadkii,waa maamulka labaad ee ugumiisaaniyada badan somalida marka laga yim...
23/08/2026

Miisaaniyada puntland waa in kabadan 300M$ sanadkii,waa maamulka labaad ee ugumiisaaniyada badan somalida marka laga yimaado somaliland.
Hadana waa maamulka ugu xun ee xuquuq bixinta shaaaqalaha, waligeed puntland askari ilaa shaqaale uma soo dhicin mushahar 3 ilaa 5bilood oo xidhiidh ah,waana maamulka ugu budhcad badeeda badan soomaalida, waana maamulka dhalinyaradiisu ugu tahriibka badantahay soomaalida, ujeedku maaha siciid deni oo kale ah,lkn waa madaxweyne kasta oo puntlanx soo maray ee xagay dhibaatadu kajirtaa

Dalkan ay midnimadiisa shacabku ilaalinayaan, wuxuu tagayaa heer shacabku taageeradoodu ka niyadjabaan ama hoos ay u dha...
21/08/2026

Dalkan ay midnimadiisa shacabku ilaalinayaan, wuxuu tagayaa heer shacabku taageeradoodu ka niyadjabaan ama hoos ay u dhacdo, markalaga hadlayo midnimada dalka, dowladii ugu xumayd taariikhda ayaa soo martay dalka

NINKAN WAA NIN CAQLI BADAN OO SMART AH.Hadii inta lagaadho 2029, Siciid  intuu tartamo oo guulaysto ay gaadho 2034, hadi...
12/08/2026

NINKAN WAA NIN CAQLI BADAN OO SMART AH.
Hadii inta lagaadho 2029, Siciid intuu tartamo oo guulaysto ay gaadho 2034, hadii ilaa 2034 ay somalia kasii jiri doonto, Siciid deni iyo puntland baa sidaas tiri, iyo jubbaland baa sidaas tiri, hadii waqtigaas ay intaasi kasii jirayso, xataa ha go'een iskaba daa waxkalee, Anaa u ololeynayee, xataa.
anigu ma aaminsani Axmed madoobe iyo Siciid deni 2029 nabad bay ku gaadhayaan, oo labaduba waxay ku xidhan yihiin inta dalkaa la isku furayo oo alshabaab laga saarayo.

25/07/2026

Markii aan daawaday muuqaalkan, waxaan xaqiiqsaday labada nin oo saaxiibaday ah inay wax aqoon ah u lahayn madaxweyne firdhiye.
Hortah waqooyi bari dadkeedu waxa ay aaminsanyihiin waxaa weeye Mabd'a, ee maaha wax halaysiiyo.
Madaxweyne fridhiye wuxuu maalinkasta u dhaaran jiray somaliland Iyadoo waliba markaas ay joogto somaliland magaalada laascaanood.
waxaa larabaa in la ogaado garaadadu iyo madaxweyne firdhiye inay dhulkoodii iyo magaaladoodi laascaanood uga tageen waa lahaystaa darteed, bal'e waaba maanta oo ay u madaxbanaan yihiin.

Wali mamaqasheen Sool bari?Maxay kawadaan mataqaaniin?Yacni waqooyigii sool, sida Caynaba iyo Oog Way joogaan, lkn laasc...
22/07/2026

Wali mamaqasheen Sool bari?
Maxay kawadaan mataqaaniin?
Yacni waqooyigii sool, sida Caynaba iyo Oog Way joogaan, lkn laascaanod iyo taleex ayaa maqan,
Horta caynab awal sow gobol uma aysan ahayn gobolka ay dhihi jireen? Mise gobolkii Ey baa cunay oo sool Waqooyigiisa ayuu noqday?

Dadka an taageerin sidee u noolyihiin
19/07/2026

Dadka an taageerin sidee u noolyihiin

Xataa darajadii waawataaGarowe wa lagu kala adkaaday
18/07/2026

Xataa darajadii waawataa
Garowe wa lagu kala adkaaday

Inkastoo aanan jeclayn inaan kahadlo lkn waxaan idiin sheegayaaGabadhan dhalinyarada ah1:Deni bay taageertay, hadana way...
17/07/2026

Inkastoo aanan jeclayn inaan kahadlo lkn waxaan idiin sheegayaa
Gabadhan dhalinyarada ah
1:Deni bay taageertay, hadana way ka hortimid
2: Firdhiye ayey taageertay, hadana way kahortimid
3: Xamse ayey tagertay, hadana waaka hortimid
4:Xasan shiikh bay taageertay hadana waaka hortimid
Hadii wararka hada lasheegayo ay run noqdaan, hadii ay lajoogto lacag baa sharad iga ah

Address

October Street
Burco

Telephone

+252654346374

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaas Abdi Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abaas Abdi Ali:

Shortcuts

Share