Abdalla Wallet

Abdalla Wallet Financial services

06/03/2023

prank gii ugu qosolka badnaa aduunka😀😀🙂

Trading with Quotex 2023😊🤗
26/02/2023

Trading with Quotex 2023😊🤗

FAKE there is no way to get any free USDT SCAM
28/12/2022

FAKE there is no way to get any free USDT SCAM

02/12/2022

⚠️⚠️Digniin ⚠️⚠️
maalmahan waxaa baraha bulshada ku jiray
nimankan dhalinyarada ah kuwaas oo
sheegay inay dadka somalied u samaynayaan maalgashi yacni ay lacagtooda ugu shaqaynayaan, isla markaana ay faaiidada siinayaan , mar aan la xidhiidhay waxay ii sheegeen inay degen yhiin kismaanyo
Hadaba qofkastoo muuqaalkan gaadho waxaan uga digaynaa , inay la tacaamulaan ama lacag u dhiibtaan dadkaas maadaama ay wax kasta dhicikaraan sidii horayba u dhacday
dadka noocan ah ayaa lagu yaqaanaa inay maalmo kooban lacagta bixiyaan taas oo ay ula jeedaan inay laxag badani usoo xarooto
ugu dambayna Ay ticket-ka goostaan oo la waayo ,fadlan tani waxay ka mid tahay kuwii aan horay idiinla wadaagay ...............................................................................
UGU DAMBAYN intii lagu dhici lahaa adigu isku day inaad ku shaqaysato lacagtaada ............................
by abdalla wallet.............stay safe

12/11/2022

🚫🚫Digniin scam alert🚫🚫
Tani waa mid ka mida khayaanada ugu daran ee ka dhacda internet,ka
waana wax aanad Rumaysanayn inay tuug yihiin iyo in kale marka aad aragto xeeladaha ay adeegsanayaan waxaan kula wadaagi donaa sida ay u dhacday tani iyo sida loo adeegsaday xeeladan
kooxdan ayaa ah koox ajaaniib ah oo dadka ku dhaca internet,ka waxaa laga yaabaa in aad marar badan internet,ka ku aragtay videos noocan ah isla markaana aad ku qanacday oo aad rumaysan wayday sida ay been u tahay tani
hada waxaad aragtaa qof somali ah oo sharaxaya inuu shirkadan lacag maalgashaday isla markaan ka helay faaiido fiican uuna u mahad celinayo ok........
hadaba sidee ku dhacday arintani
ugu horayn (1)waxaa lagu odhanayaa lacag maalgasho oo noosoo dir si aanu kuugu shaqayno 24 hours kadib waxaad helaysaa faaiidada iyo lacagtaada oo wada socda
(2)marka aad lacagta dirto ama bixiso kadib waxaa lagu dhahayaa sug
(3)markii uu dhamaado mudadii laguu qabtay oo ah 24 hours waa lagusoo wacayaa
(4)waxaana lagu dhahayaa soo dhowow lacagtaada iyo faaiidadaada waa kuu diyaar
(5)waxaa laguso dirayaa isla hada kaliya waxaad samaysaa hal arin/mid/shaqo
(6)waxaad iska soo duubtaa video self oo gaaban waxaanad dhahdaa waan maalgashaday waana ka helay faaiido fiican
(7)ugu dambayn waxaad dhahdaa mahadsanid oo noosoo dir video gaas.................
habkaas waaye habka loo adeegsaday video,yada noocan ah waana xeeladaas habka lagu dhacay dadka somalied ..............

ugu dambayn Qofkii laba jeer ayuu dhibane yahay
(1)mar waxaa la dhacay lacagtiisii
(2)marna waxaa laga duubay video si dad kale oo somalied oo badan loogu dhaco ..................
hada waxaan filayaa inaad fahantay khiyaanadan noocan ah ....

insha alllah......Markasta waxaan kula wadaagi Doonaa kkatarka kugu hareeraysan....by abdalla wallet.....stay safe

Imisa jeer ayaad fariin udirtay oo ku wareertay post yada noocan ah ?waxa jira nooc kamida scammer ka oo shaqadoodu taha...
19/10/2022

Imisa jeer ayaad fariin udirtay oo ku wareertay post yada noocan ah ?
waxa jira nooc kamida scammer ka oo shaqadoodu tahay inay dadka ka dhacaan xogtooda iyo lacag intaba

waxyaabaha ay dadka ku qaldaan waxaa ka mid ah inay dhahaan travel to canada
intaas waxay ku daraan in waxwalba free yihiin sida free flight free food free home free medical
ugu horayn waxay kaa codsanayaan inaad codsato visa lottery canada adiga oo xaraynaya macluumaadkaaga
sida magacaa oo sadexan wadanka aad dagantahay address ka telephone.kaaga faahfaahin qoyskaaga ku saabsan sawiradaada emailkaaga iwm
intaas markay gacanta ku dhigaan ayay ku dhahayaan soo dir lacag dhan ugu yaraan 300$ iyo ka badan
taasi waa beenta 1aad
beenta 2aad dawlada canada maba bixiso wax visa lottery ah
beenta 3aad dawlada canada dibada k**a dalbato shaqaale ajaaniib ah
beenta 4aad dawladaha oo dhan
cidna k**a dalbadaan wax lacag ah
arinta khatar teeda leh waxay tahay in si kasta laguu dhibaatayn karo maxaa yeelay waa hadii aad bixiso xogta aan kor kusoo xusnay

warkii h**e war soo dhaaf maanta somalida ayaa toos weerar loogu yahaykadib markii la ogaaday nooca bangi ee aan isticma...
07/10/2022

warkii h**e war soo dhaaf
maanta somalida ayaa toos weerar loogu yahay
kadib markii la ogaaday nooca bangi ee aan isticmaalno sidoo kale waxaan mesha ka madhnayn tuugta somalida ah oo wadamo kale jooga
kuwaas oo soo abaabulay post yadan fake ga ah warqad ayaa lagu lifaaqay logada/sumadda Premier bank iyo numbero oo loo ekaysiiyay lacag waxan oo dhan ayaa been ah
waxa jira dad badan oo somali ah oo aan ka war qabin waxa internet ka kasocda isla markaana lacagta lacagtooda si fudud lagu qaadankaro ka Tuugta hana udirin lacagtaada...............by abdalla wallet stay safe

  fake message kan waxaa losoo ekaysiiyay qof lacag loo diray laakiin tani way iska cadahay inay tahay  mid badow ah aya...
22/09/2022

fake message kan waxaa losoo ekaysiiyay
qof lacag loo diray laakiin tani way iska cadahay inay tahay
mid badow ah ayaa sameyay😂

  waamaxay bitcoin?bitcoin waa lacag Digital ah taas oo ka dhex shaqaysa ama lagaga adeegto Internet, ka dhexdiisa bitco...
21/09/2022

waamaxay bitcoin?
bitcoin waa lacag Digital ah taas oo ka dhex shaqaysa ama lagaga adeegto Internet, ka dhexdiisa bitcoin waxaa la aasaasay sanadkii 2008 waa lacagtii ugu horaysay ee cryptocurrency ah waxaa sameyay nin magiciisa lagu sheegay Nakamoto
oo ku nool wadanka japan
ninkan ayaan la aqoon cida uu yahay lamana hayo sawir uu leeyahay iyo meesha rasmiga ah ee uu degenyahay lacagta bitcoin
ma jirto cid maamusha qiimeheeda mana jiro bangi ama dawlad masuul ka ah lacagtan, taa badalkeeda waxay ku kaydsantahay oo Transactions keedu ka dhacaa Technology yad la dhaho Blokchain
lacagtan ayaa ah lacagta ugu qaalisan aduunka taas oo sanadkii 2021 1bitcoin wuxuu gaadhay 67k$
bitcoin ma aha lacag la daba galikaro cida dirtay iyo cida loo diray midna
lacagtan ayaa lagu wadaa inay noqoto lacagaha mustaqbalka dhow si toosa uga shaqayn doona aduunka oo idil
dad tiro yar oo iibsaday waagii ay raqiiska ahayd ayaa hada si lama filaana u noqday billionaires
Tasoo gabi ahaamba bedeshay noloshoda

waa mid ka mida tijaabada aan ka qaaday Tuugta si aan adiga kuu tuso xaqiiqada daawo
14/09/2022

waa mid ka mida tijaabada aan ka qaaday Tuugta si aan adiga kuu tuso xaqiiqada daawo

🚫🚫DIGNIIN🚫🚫waxaa soo baxay Scamers cusub sida aad sawirka ka aragto waxay kuu balan qaadayaan inay lacag kuu samaynayaan...
13/09/2022

🚫🚫DIGNIIN🚫🚫
waxaa soo baxay Scamers cusub
sida aad sawirka ka aragto waxay kuu balan qaadayaan inay lacag kuu samaynayaan!(su,aal) adiga waligaa ma aragtay qof lacag u samaynaya qofkale mase aragtay meel lacag bilaash laysku siinayo ?
Tuugadani waxay adeegsanayaan
xeelada ah inay kuu samaynayaan USDT mining(USDT waa lacag Digital ah oo Internet,ka ka dhex shaqaysa) waxay ku dhahayaan maalinkasta waxaad helaysaa 600$-2,000$ Taas oo been ah
waxay kuusoo dirayaan link website fake ah oo ka samayso account markaad account Ka furato kadib waxay ku dhahayaan dhigo lacag
sidaas ayaa lagu qaadanayaa
lacag taada mana jirto wax lacag ah oo ay kusoo celibayaan intaa waxaa kuu xiga block
post dan waxay dhex wareegaysaa Facebook twitter iyo telegram fadlan ka fogow oo ha isku galin
stay safe ..Abdalla wallet

Address

Burao
Burco
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdalla Wallet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdalla Wallet:

Share