Macalin Aadan Axmed

Macalin Aadan Axmed Doonis taydu Waaa dadnino sugan
iyo damiir saafi ah leader of tommorow

09/04/2017
Waa tallaabo h**e loo qaaday waxanse ka jeclaan lahaa in bukshada abaartu hayso caawintooda loo tallaabsado
13/03/2017

Waa tallaabo h**e loo qaaday waxanse ka jeclaan lahaa in bukshada abaartu hayso caawintooda loo tallaabsado

Daawo Somaliland Oo Samaysatay Isbaarooyin Aan Askari Joogin Oo Electronic Ah Iyo Qaabkay U Shaqayn Doonan Oo La Sharaxay

Waxay ahayd maalin xasuus leh
17/01/2017

Waxay ahayd maalin xasuus leh

Muxibada kudoogsada darmaqudha kuwada lada isna daadeheeyo noqda uliyo diirkeed dadna waadulqaadkiyo hadal dabacsanaante...
01/01/2017

Muxibada kudoogsada darmaqudha kuwada lada isna daadeheeyo noqda uliyo diirkeed dadna waadulqaadkiyo hadal dabacsanaantee usiii daaya laabaha caaashaqu hadadareeeee gurigiina lagadayr dure iyo waswaaso diredire kanabadgala ubad diiina kala hela ubad doora kala hela aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiin dadoooooow dheha
Asma iyo Mohamed

waa mahad alliyo  maalin lagu farxoo mudan iyo marwaa meherkoodu dhacayilaahay idamkii noqda qoys badhaadhe iyo barwaaqo...
01/01/2017

waa mahad alliyo maalin
lagu farxoo
mudan iyo marwaa
meherkoodu dhacay
ilaahay idamkii noqda qoys badhaadhe iyo barwaaqo ku bilaabma cidhib dambeed san iyo awlaad la inti faacsadona kala hela

Jawigu aad buu uga duwan yahay sidiii uu ahaaa mudooyinkii u dambeeyay ilaahay mid aaan dad iyo duunyo toona wax yeelin ...
21/12/2016

Jawigu aad buu uga duwan yahay sidiii uu ahaaa mudooyinkii u dambeeyay ilaahay mid aaan dad iyo duunyo toona wax yeelin raaska iyo rabadinta ha inoogu keeno berina salaada roob doonta halooo diyaar garoobo.

18/12/2016

Ilaahay ha u naxaariisto oo godka ha u nuuriyo Marxuum Boon Xirsi

16/12/2016

Doonis taydu Waaa dadnino sugan
iyo damiir saafi ah

Address

Ibraahim Kood Buur District
Burao
@ADAMBURAO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macalin Aadan Axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category