29/10/2026
Deg-deg : Boorama oo Qaybi gubanayso.
Kooxo dhalinyaro oo Abaabulan wata dab ayaa beegsanaya guryaha cariishaanta iyo dadka Ajaanibta ee Orormada Dhalinyarada ayaa qaarkood jidh iyo baadhasho ku samaynaya gudaha magaalada Boorama . Ciidamada Booliiska ilaa saaka la tacaalaya dhalinyarada iyo dadka Ajaanibta siday u kala bad baadin lahaayeen . Waxna Indhahaygu qabteen kooxo dhalinyaro oo oo gubaya guryaha . Dadka AJaanibta ayaa la eryanayaan jidadka waa weyn ee Borama .Talaabooyinka ayaa waxa laga cabsi qabaa in saameeyeen Amniga magaalda Borama ,Hadii ay sii socdaa.