22/10/2025
Sariflayashu waxay Ka Mid Yihiin Ganacsata reer Soomaaliland Wixii sharciyee qabta Ganacsatada Kale Waa ku waajib Balse Laanta Aanu dawlada Kaga Xidhanahay Ee Bank Dhexe wuxu Xaq Noogu leeyahay waa Cashuur Sanadeed
Damaanada uu Hada Bak Dhexe Doonaya Sharci Maaha waa Sharci Daro
Sideedaba Waxa Damaanad Laga dhigaa qof Qof Kale Wixi qaata Balse Hadaanu Nahay sariflayasha Lacagta Aanu Ku shaqaysano anagaa Iska Leh Bank lacag uu Leeyahay kuma shaqaysano Cidii sarifle wax U dhiibtaana Haday waydo Banka U doonan Mayso Markaa Maxay Tahay lacagt Damaanadu?