25/04/2021
Guddiga Horumarinta Degmadda Burtinle
25.04.2021
Ujeedo: Warbixin
Guddiga Horumarinta Degmadda Burtinle wuxuu duco iyo mahadcelin halkaan uga dirayaan Muwaadiniinta kasoo jeeda deegaanka Burtinle ee ku nool Qurbaha intoodii ka qayb qaadatay Dhismihii Mashruucii waynaa ee dib u dhiska Laamiga dhexmara Magaaladda Burtinle oo dhererkiisu yahay 3,800mtr.
Guddiggu wuxuu halkaan ku soo bandhigayaa sidii wanaagsanayd ee Jaaliyadduhu ugu soo jawabeen codsigii ahaa ka qayb qaadashada
Mashruucii iskutashiga ahaa, ee soo socday muddada labada Sano ah ee aad kaga qayb qaadateen Lacag dhan $ 38,855/= oo lagu dhisay 323.8mtr, halka 3,476.2 ee soo hartay ay iska kaashadeen:-
1.Bulshada gudaha Degmadda Burtinle iyo Maamulkooda 1,776.2mtr
2. Madaxwayne Siciid Abdulahi Deni 1,000mtr
3.Mashruuca horumarinta degmooyinka ee( JPLG) 300mtr
4.Kebarco Company 400mtr.
Mudanayaal iyo Marwooyin warbixinta Jaaliyadaha oo faahfahsan iyo meelaha ay ka Kala yimadeen Lacagihii nasoo gaaray waxaad ka daalacan kartaan shaxda hoose.
a) Jaaliyadda U S A
1.$2,000 waxaa soo diray jaaliyadda Boston USA ( wakiil Casho Gele Kanec)
2.$1,710 laga soo uruuriyay Minnesota USA (wakiil Maryan Magteyn & Gashan Weraro)
3. Ahmed Jaamac Gelle
$1,000
4. Mohamed Abdulahi Yusuf $1,000
5. Abdiwahid Hassan Farah $1,000
6.Gashan Abdirisaq Yusuf $900
7. Mohamed Sheexo Abdi-qorte $700
8. Abdirashid Haashi Diriye $700
9. Maryan Ali Magteyn $500
10.Sucdi Hurfe Guuleed $500
11.Khaliif Xaraf Jaamac $500
12.Abdiqafar Mohamed Aden-jigis $500
13.Abdalle Hussien Nur-dirir $300
14.Abdirisaq Omar Adan-ciye $300
15.Said Aadan Shirwac $300
16.Ahmed Welli $300
17.Alle Amiin Restraunt $300
18.Bayle Hassan Awsiciid $300
19.Farhia Huruse Aden-shirwc $300
20.Abdihakim Abdi Isma.il $250
21.Deeqo Abdirahman Indhol $200
22.Abdulahi Cabbas Yusuf $200
23.Farxaan Hurfe Adan-dhere $200
24.Abdiweli Cabbas Yusuf $100
25.Ahmed Jaamac Yacqub $100
26.Abdiweli Ahmed Jaamac $100
27.Raage Aadan Shirwac $100
28.Geeddi Hassan Cuuke $100
29.Iimaan Koomaad Hussien $100
Totalka guud USA waa $14,560 #
b) United kingdom
1. London $4,000 wakiil Saida Gacamey
London $1,000 wakiil Saida Goncadawe
London $ 1,000 wakiil Yusuf Hashi Husein
London $500 wakiil Muhubo Khaliif Haji
London $500 waxaa bixisay Shukri Canwayn.
Southamptom $1,500 wakiil Abdisamed Yusuf Nursed
Leicester $1,000 wakiil Abduladir Dalmar
Totalka guud Uk waa $9,500/=
c) Sweden
1.Jaaliyadda Gothenburg
$5,620 wakiil Abdiyare Dhalole & Nadiifo Dalmar.
2. Najma Abdikarin Shirdon $100
Totalka guud Gothenburg, Sweden waa $5,720
d) Australia
1. Abdihakiin Dhoosh $500
2. Yaasiin Diihaal $500
3. Mohamed H.Ganbon $500
4. Sareyo Abdisamed Shalaqben $500
5. Hamdi Hassan Ganbon $300
6. Liibaan Mahdi Abdisalan $200
7.Ardo Ahmed Noor $100
8. Halimo Hassan Ganbon $100
9. Ruqia Hassan Ganbon $100
10.Naima Abdulahi $100
11.Haaji Ahmed Xusen $100
12 .Sahra Aadan $ 65
13.Nadiifa Hassan Ganbon $60
14.Yusuf Mohamed Noor $ 50
Totalka guud Austrlia waa $3,175
e) Switzerland $1,500 wakiil Omar Yusuf Nursed
f) Zambia $1,400 wakiil Mohamod Hassan Madobe
g) Holland $900 wakiil Amino Ahmed Abdille
h) Germany
1. Naima Hassan Aw-adan $500
2. Mohamed Abdulahi Saylan $200
j) Norway $700 wakiil Ahmed Molagorod & Khadra Muse Guray.
k) Canada
1. Idil Khaliif Haaji $300
l) Denmark
1. Saynab Jaamac Bari-adag $200
m) Kenya
1.Mohamed Abdirisaq Isse $100
2.Malyuun Hassan Ahmed $100
Gudoomiyaha Guddiga Horumarinta Degmadda Burtinle
Khaliif Faarah.