Amal Express Sweden

Amal Express Sweden Shirkaddu waxay xooga saarta sidii marwalba looga haqabtiri lahaa macamiisheeda waxay ay u baahan y AMAL EXPRESS

Ku soo dhawaaw adeega Amal Express.

Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka Soomaaliyeed xafisyana ku leh Afrika, Europe, Asia, Amerika, Australia. Amal adeegeeda waxaa laga heli karaa magaalooyinka waaweyn ee wadanka Sweden oo dhan. Shirkaddu waxay xooga saarta sidii marwalba looga haqabtiri lahaa macaamiisha waxay u baahan yihiin. Amal Express waxay diyaar u tahay inay u adeegto macaamiisheeda, wixii ka xumadana isla markiiba xa

liso. Macaamisha ku xiran Amal Express waxay helayaan faaìdooyin badan, lacagta oo wakhti yar lagu qaato, amaano iyo adeeg hufan. La xiriir xafiiska kuugu dhaw. Halkaas waxaa gacma furan kugu soo dhawaynaya akhyaar kuu adeegta.Waxaa kaa gudoomaynaa fariimaha lacagta ah ee aad u gudbinaysid qaraabadaada iyo asxaabtooda.

Adress

Generalsgatan 7
Gothenburg
41505

Öppettider

Måndag 10:00 - 18:00
Tisdag 10:00 - 18:00
Onsdag 10:00 - 18:00
Torsdag 10:00 - 18:00
Fredag 10:00 - 18:00
Lördag 10:00 - 18:00
Söndag 10:00 - 18:00

Telefon

031-199535

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Amal Express Sweden postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Amal Express Sweden:

Genvägar

Dela