Orphancare Somalia

Orphancare Somalia Orphan care waa urur samafal kana shaqeeya in uu u gargaaro agoonta . Orphancare waa urur samafal kana shaqeeya in uu u gargaaro agoonta .

waa urur ka madaxbanaan siyaasad iyo dano gaarahaaneed. waxaa ururkaan lagu asaasay wadanka sweden ,magaalada Gothenburg bishii May 2010 kii waxaana asaasay dad dagan isla magaaladaas, cid kastana waa u furan yahay in ay ka qeybqadato u kaalmeyta agoonta.

20/03/2026
17/03/2026
17/03/2026

Waad ku mahadsantihiin walaalihii nagala qayb qaatay ka farxina agoonta Eid al-Fitr 2026

Walaal nagala qayb qaado ka farxinta agoonta
13/03/2026

Walaal nagala qayb qaado ka farxinta agoonta

31/03/2025

Ka farxinta ilmaha agoomaha Eid al-Fitr 2025

07/04/2024

Ka farxinta ilmaha Agoonta 2024

Stockholm den 25 juni 2023ORPHANCARE SOMALIA ÅRSMÖTE 2023Bismillaahir Rahmaanir Raheem Orphancare är icke vinstdrivande ...
28/06/2023

Stockholm den 25 juni 2023
ORPHANCARE SOMALIA ÅRSMÖTE 2023
Bismillaahir Rahmaanir Raheem

Orphancare är icke vinstdrivande organisation, arbetet utgår av frivillighet och utförs av frivilliga eldsjälar som brinner för välgörenhet.

Mötets ordförande öppnade och välkomnade till årsmötet både gamla samt nya medlemmar, må Allaah vara nöjd med er samt acceptera eran sadaqah. Pengarna du ger går till utbildning (kunskap är makt).

2023 blev en lyckad årsmötet, bra deltagare stämning med nya tillskott framför allt unga stockholmare som deltog och blev medlemmar, Ju mera antal medlemmar desto större är orphancare.
Eran medlemskap ger förtroende för arbetet som jobbar hårt under alla väderförhållanden, outtröttliga för att skapa hopp och en (🕯️) framtid till barnet.

Orphancare vill göra de mindre privilegierade orphanbarnet till framgångsrika individer precis som alla andra icke orphanbarn.

Ordförande Mahad Ali Hassan tacka Stockholm med sitt generositet.

Orphancare vädjar att skicka Era donationer till:
Bankgirot: 601 4666 / Swish: 123 4125 175
Salaam bank: 30 17 90 46

Stockholm den 25 juni 2023KULAN SANADEEDKA ORPHANCARE EE 2023Bismillaahir Raxmaanir Raxiim Orphancare ayaa ah  hay'ad sa...
28/06/2023

Stockholm den 25 juni 2023

KULAN SANADEEDKA ORPHANCARE EE 2023

Bismillaahir Raxmaanir Raxiim

Orphancare ayaa ah hay'ad samofal oo aan wax faa'iido ah ka dooneyn samofalkeeda, shaqadeeduna ku dhisan tahay samofal bilaash ah, ayna ka shaqeeyaan samofaleyaal si bilaash ah.

Guddoomiyaha ayaa furay shirka soona dhoweeyey xubnihii h**e ee ururka & xubno cusub intaba, Allaah ha idinka ajar siiyo sadaqadii aad la baxdeen, maalkiina bahda orphancare waxa ay ku bixisay halkii aad u qoondayseen ee ahayd waxbarashada (furaha nolosha) ayuuna sii raacshay.

Kulan sanadeedkan 2023 ayaa noqday kulan guuleystay, jawi deganaa oo martisoor ku dheehnaa & xubno cusub oo goobta joogay isna qoray ayaa madasha ka dhigay madal gobeed.

Dhalinyarada reer Stockholm aad ayaan ugu mahad celineynaa sida quruxda badan oo ay sanadkaan shirka noogala soo qeyb galeyn.
kullamaa cadadka xubnaha uu bato, kullamaa aan wax wayn tari karnaa.

Xubinnimadiinu waxay dhiirra gelin u tahay shaqada adag ee socota, madaaleyaal aan kala jeclayn jawi qabow & mid kulul toona si ay agoonta ugu xaqiijiyaan mustaqbal ifaya.

Bahda Orphancare ayaan ka harsan doonin inta ay ka arkayaan agoonta oo la siman dhan walba amaba ka sarreysa caruurta kale ee waalidkood u nool yahay.

Guddoomiye Mahad Cali Xasan ayaa u mahadceliyey reer Stockholm sidii milgada & maamuuska lahayd ee ay u soo dhoweeyeen.

Orphancare ayaa idinka codsaneysa inaad tabarucaadkiina ku dirtaan:
Bankgiro: 601 4666 / Swish: 123 4125 175
Salaam bank: 30 17 90 46

17/04/2023

Mahad celin
Waxaan u mahad celineynaa Ilaaheey oo na waafajiyay inaan ka farxino agoon sidoo kaale marka xiga waxaan u mahadcelineynaa dhamaan walaalaha muxsiniinta ah ee nagala qeyb qaatay in aan ciidsiino ilmaha agoonta ah . Waxaan sidoo kale u mahad celineynaa shirkada Hormuud oo sanad walba nagala qeyb qaata oo walibaa sanadkaan siiyeen xaqul ciid 38 kamidah agoomaha, tirada guud ee la ciid siiyay sanadkaan waa 153 agoomood .

Fadlan ka faaideyso waqtigaaga iyo bisha barakeysan ee bangigaaga aaqiro ku keydso sahaydaada aaqiro Mahadsanidhttps://f...
01/04/2023

Fadlan ka faaideyso waqtigaaga iyo bisha barakeysan ee bangigaaga aaqiro ku keydso sahaydaada aaqiro Mahadsanid
https://fb.watch/jEu84EuQv2/

01/04/2023

Fadlan ka faaideyso waqtigaaga iyo bisha barakeysan ee bangigaaga aaqiro ku keydso sahaydaada aaqiro Mahadsanid

Adress

Gothenburg

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Orphancare Somalia postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Orphancare Somalia:

Dela