Iftinsweden

Iftinsweden Iftin Express
Iftin Express betyder ärlighet, snabb, tillförlitlig, tillit och säker, alla de kritiska delarna av framgången för detta företag. Vi erbjuder

08/12/2022
16/10/2022
16/10/2022
Iftin Express oo gacan ka gaysatay ciyasraha  is dhex galka dhalin yarada magaalada göteborg.... Cup Finalka  ...Gamlast...
11/09/2019

Iftin Express oo gacan ka gaysatay ciyasraha is dhex galka dhalin yarada magaalada göteborg.... Cup Finalka ...Gamlastadhallen.
Iftin sweden waxay u taagantahay Caawinta Bulshada iyo macaamiisha wixii faah fahin ah kala xiriir.
Iftin Sweden Göteborg
031483595/0736587138,
Ama Caalami 0734236755.

Waxaa maanta Hoolka Sahal ee magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu daah furayay xarunta uu magaalad...
07/08/2019

Waxaa maanta Hoolka Sahal ee magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu daah furayay xarunta uu magaalada Muqdisho ka furtay Bangiga Daryeel oo kamid ah bangiyada Soomaaliya kuyaala.
Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro, Siyaasiyiin, Ganacsato, Aqoonyahano Haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha guud ee Ifitin Group , Aadan Cabdullaahi Axmed Ilka-case oo munaasabada daah furka ah ka hadlay ayaa sheegay in Bangida Daryeel loo furay sidii uu bulshada Soomaaliyeed ugu adeegi lahaa una dabooli lahaa adeega bangi ay u baahan yihiin.
Waxa uu xusay in Shirkada Iftin h**ey u sameesay adeeg Xawaaladeed iyo sidoo kale qeybta dhismaha uu xusay in dhisamayaal badan oo si casri ah loo hirgaliyay shirakada ka dhistay gudaha iyo dibadda , waxa uuna xusay in hada soo kordhiyeen adeeg Bangi.
Caamir Aadan Ibaraahim oo ah maamulaha Daryeel Bangi ayaa sheegay in bangiga uu wax badan u qaban doono bulshada kunool Muqdisho, waxa uuna xusay in Bangiga wax badan kaga duwanaan doono kuwii h**ey dalka ugu jiray.
”Bangiga Daryeel waxa uu bulshada Soomaaliyeed u hayaa adeegyo badan oo casri ah oo la jaanqaadaya bangiyada caalamiga ah, qofka doonaya in akoon ka furto bangiga waxa uu ka heli karaa Appka Daryeel bangi halkaas uu ka furan karo bangiga isaga oo buuxinaya shuruudaha laga rabo, ” ayuu yiri maamulaha Bangiga
Waxa uu sidoo kale balan qaaday maamulaha in xarumo kale Bangiga yeesho qorsheenayaan in ay ka furaan guud ahaan gobolada dalka gaar ahaan magaalooyinka waa weyn sida Baydhabo , Dhuuso Mareeb , Kismaayo iyo magaalooyin kale.
Maamullaha xarunta bangiga Daryeel ee Tre Piano ,Cabdullaahi Axmed Nuur ayaa sheegay in Bangiga Daryeel loo furay sidii uu u haqab tiri lahaa bulshada Soomaaliyeed, waxa uuna xusay bangiga uu diiradda saarayo sidii bulshada Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen adeegyo bangi oo la isku haleyn karo
Xildhibaan Idiris Dhaqtar oo isna ka hadlay Munaasabada daahfurka Bangiga Daryeel ayaa aad ugu mahad celiyay ganacsatada Bangigan hirgalisay, waxa uuna ugu baaqay maamulka Bangiga in ay ka duwanaadana bangiyadii h**e ayna gabdhaha siiyaan fursado shaqo.

Wasiiru dowlaha Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya,oo munaasabada soo xiray ayaa sheegay in bangiyada dalka kusoo badanaya loo baahan yahay ayna faa’iido u tahay bulshada , waxa uuna u mahad celiyay Shirkada Iftin Group oo bangiga Daryeel hir galisay.
Dhamaan dadkii kala duwanaa ee ka hadlay munaasabada lagu daah furayay Bangiga Daryeel xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa aad ugu mahad celiyay maamulka Shirkada Iftin ee hirgaliyay bangiga sida casriga ah u shaqeenaya.
Munaasabada lagu daah furayay Bangiga Daryeel xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaana si heer sare ah kusoo idlaaday, waxaana Bangigan h**ey xarumo waa weyn ugu lahaa magaalooyinka Garawe iyo Boosaaso .

07/08/2019

Daahfurka Daryeelbank

26/05/2019

Kusoo dhawow Iftin Express Sweden iyo ZAKATUL FITR bilaash ah, QIIMO DHIMIS dhamaan lacagaha aad aad dunida dacaladeeda u dirayso mahadsanidiin
Iftin Sweden Göteborg
031483595/0736587138,
Ama Caalami 0734236755.
Ama www.iftinsweden.com

Ramadaan wanaagsan. Iftin Express Sweden. waxaan dhamaan dadka muslimiinta iyo macaamiishaba ugu hambalyeynaynaa bisha b...
25/04/2019

Ramadaan wanaagsan. Iftin Express Sweden. waxaan dhamaan dadka muslimiinta iyo macaamiishaba ugu hambalyeynaynaa bisha barakaysan ee Ramadan oo maalmuhu ka harsanyihiin .Waxaan idiin diyaarinay adeegyo aad ku qanci doontaan.sida ZAKATUL FITR bilaash ah, QIIMO DHIMIS iyo jadwalada Salaada.mahadsanidiin
Iftin Sweden Göteborg
031483595/0736587138,
Ama Caalami 0734236755.

iftinsweden suports always with the youth there wellness Be with Iftinswedeniftinbsweden ma ahan oo kaliya shirkad faa i...
25/03/2019

iftinsweden suports always with the youth there wellness
Be with Iftinsweden

iftinbsweden ma ahan oo kaliya shirkad faa iida doon ah lakiin waxa ay caawisaa dhiiri gelisaa dhalinyarada.
Wix Iftin Sweden Göteborg
031483595/0736587138,
Ama Caalami 0734236755

Adress

Bredfjällsgatan 24
Gothenburg
42435

Öppettider

Måndag 09:00 - 19:00
Tisdag 09:00 - 19:00
Onsdag 09:00 - 19:00
Torsdag 09:00 - 19:00
Fredag 09:00 - 19:00
Lördag 10:00 - 18:00
Söndag 10:00 - 18:00

Telefon

+4631483595

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Iftinsweden postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Iftinsweden:

Dela