TAAJ MONEY Transfer

TAAJ MONEY Transfer TAAJ MONEY TRANSFER, WAA XAWAALAD SI DEG-DEH AH KUUGU GAARSIINEYSO LACAGTAADA ADUUNKA MEESHA AAD KA JOOGTABA

23/04/2023
18/09/2022

Tanaad travel Agent. Wuxuu kuu hayaa tickit Qiima jaban iyo Shaqo hufan oo leh Amaano masuuliyad iyo xilkasnimo. Waxaa intaad dheer visa aduunka dhan ah inaan kuu soo saarayno.
Fadlan laxariir+46737775478
what is up 46737775478
Emali]Tanaadtravel1@gmail. com

Tanaad resebyrå. Har en billig biljett till dig och ett effektivt jobb med garanti för ansvar . Dessutom kommer vi att utfärda ett världsomspännande visum.
Vänligen kontakta +46737775478
vad händer 46737775478
Emali]Tanaadtravel1@gmail. com

Tanaad Travel Agency. Have a cheap ticket for you and an efficient job with guaranteed liability. In addition, we will issue a worldwide visa.
Please contact +46737775478
what's going on 46737775478
Emali]Tanaadtravel1@gmail. com

18/09/2022
22/10/2019

Kusoo dhawaada xarunta taaj Gotenburg sweden. nagala soo xariir tel 0762253822,031120922, booqo Bogeena Taajgoteborg.com

28/04/2017

waxaan xasuusinaynaa macmiisha sharafta leh in la joogo xiligii bildirsta hadaba ha ilaawina inaad la soo xariirtaan xafiiskeena Göteborg waxaana idinku soodhaweeynynaa shaqo hufan iyo qiima jaban. Ha ka shakin inaad soowacdo 031120922, 0762253822.

12/12/2016

matahay qof shaqo doon ah oo doonaya in uu helo shaqo wanaagsan ?

waxaan kuu haynaa shaqo ku anfacaysa hadaad buuxiso shuruudaha hoos ku qoran.

waa inaad utaqaanaa sifiican luuqada Soomaaliga qoraal iyo hadalba, swedesh waa shardi hadaad taqaano luuqada arabiga english ka waa topan.

waa inaad leedahay ugu yaraan aqoon dugsi sare ama wax u dhigma.

Waa inaad haysataa shahaado xisaab dugsi sare. computar waa shardi.

waa inaad tahay qof aad u firfircoon,

waa inaad leedahay ama keeni kartaa macmiil.

Arbetsförmedling waa inaad ka haystaa ugu yaraan 85%

waa inaad 6 dii bilood ee ugu denbaysay aad macmiilka ahayd xafiiskeena.

Mudnaanta koobaad waxaa leh gabdhaha ama dumarka. hadaba naala sooxariir. 0737775478

18/06/2016

Ogaysiis waxaan ogaysiinaynaa macmiisha sharafta leh inaan qiima dhimid usamaynay 20% xawaaaladda taaj goteborg bellevue. kala xariir telka 0762253822 ama 0737775478

19/03/2015

Waxaa ogaysiinayna macmiisheena qaaliga ah in aan ku soo kordhinay shaqada Xawaaladda Taaj service webset cusub kaas oo kuu sahlaya inaad ogaato qimaha maanta uu marayo doolarku adiga oo jooga gurigaaga. Hadaba booqo webka taajgoteborg.com

16/01/2015

Sideen Ugu Hiilinaa Nebigeenii Muhamed (صلي اللة علية وسلم) VIDEO

Adress

Gothenburg
41505

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när TAAJ MONEY Transfer postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela