Seyid Fx

Seyid Fx Boggan waxa uu kaa caawin doonaa aqoon iftiiminta suuqa sarifka lacagaha qalaad “Forex”

Marka aad suuqa sugeyso inuu furmo😂😂
07/07/2020

Marka aad suuqa sugeyso inuu furmo😂😂

24/06/2020

🤑ACCOUNT MANAGEMENT SERVICE

If you didn't join our account managment yet, you already miss alot of profits🤑

✅Any broker accepted on MT4 / MT5 platform

✅ Minimum Capital - 1000$

✅Only 5% Risk per day

✅ Account Double in one week gauranteed

✅ Trade on sure shot call only

✅ Never loss your initial amount

For more information,
0614495600

😂
22/06/2020

😂

19/06/2020
19/06/2020

USDCAD BUY @ 1.36000
SL 1.34900
TP 1.37500
Use proper risk management 🔑

😂😂😂😂
07/06/2020

😂😂😂😂

Risk management isticmaal sii aad u guuleysato Ahmiyada was lotsizeka aad qaadaneyso🤝🔑
06/06/2020

Risk management isticmaal sii aad u guuleysato
Ahmiyada was lotsizeka aad qaadaneyso🤝🔑

Raac Taladaan kuma qasaari doontid insha allahTixdaan hadii aad u isticmaasho si sax ah oo aad barto indhahaaga si sharc...
05/06/2020

Raac Taladaan kuma qasaari doontid insha allah
Tixdaan hadii aad u isticmaasho si sax ah oo aad barto indhahaaga si sharci ah marnaba kuma qasaari doontid suuqaan forex waayu lots sizeka aad qaadaneyso wuxu sabab uyahay faa,iidaada ama qasaarahaaga marka kudadaal inaad is barto faa,iido cayiman oo maalinle ah markaa ku dhufso bishi waxa kusoo bixi kara tusaale - waxa koontada kuugu jirta $1,000 isticmaal lotka kusaxan ku dhufo 5% daily oo lamid maalinki 50$* 22 maalin oo uu suuqu shaqeeyo bishii natiijada waa $1,100) intaas bad heleysaa habkaan wa hab ka cawinaya qorsho bile ah.
mahadsanidiin.

Follow dhaho si aad uhesho maclumaad iyo caawimaad aan ugu talo galay walaalaheyga ka shaqeesaa suuqan forexka ah.Wad is...
05/06/2020

Follow dhaho si aad uhesho maclumaad iyo caawimaad aan ugu talo galay walaalaheyga
ka shaqeesaa suuqan forexka ah.
Wad isoo weydiin kartaa Wixi aqoon kororsi Ana waxan diyaar kuula ahay si bili aadanimo inaan kaaga caawiyo inta garankeyga ah mahadsanidiin

Alhamdulilah asbuuca si qurux badan ayuu noogu dhamaaday next week insha allah
05/06/2020

Alhamdulilah asbuuca si qurux badan ayuu noogu dhamaaday next week insha allah

Asc walalayaal wan idin salamayaa dhamantiin“Somalidu waxay tiraahdaa biyo sacabadaada looga dhargaa” oo lamicno ah wax ...
05/06/2020

Asc walalayaal wan idin salamayaa dhamantiin
“Somalidu waxay tiraahdaa biyo sacabadaada looga dhargaa” oo lamicno ah wax walbo inaad adigu qabsato ayaad ku kaftoomi kartaa waxan kula talin lahaa qofka rabo inuu kashaqeesto suuqaan kahor intuusan maalgashan wa inuu baryaa wayu wax si sahlan lagu helo majiraan.
Taladeyda waa inaad barato ugu horeen ama qof yaqaano ku kalsontahay ku xirato . Mahadsanidiin.
Follow back for more information 👍

Farqiga udhaxeeya Demo And Live account
05/06/2020

Farqiga udhaxeeya Demo And Live account

Address

Mogadishu Road
Nairobi

Telephone

+252614495600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Seyid Fx posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Seyid Fx:

Share