ZAAD SERVICE

ZAAD SERVICE Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ZAAD SERVICE, Financial service, Telesom Tower, Hargeisa, Martock.

ZAAD - Mobile Money Service| ZAAD is a leading mobile financial service, enabling individuals and businesses to send, receive, and manage money securely through their Mobile Phones.

Adeega WAAFI ROAMING.Macmiil, Shirkadda Telesom waxay Application-ka WAAFI kuugu soo kordhisay Adeega Mushaax. Adeega WA...
18/05/2026

Adeega WAAFI ROAMING.

Macmiil, Shirkadda Telesom waxay Application-ka WAAFI kuugu soo kordhisay Adeega Mushaax.

Adeega WAAFI Roaming ama Mushaax waa adeeg kuu sahlaya in aad si fudud u wadda xidhiidhaan ehalkaaga iyo asxaabtaadii ku sugnaa dalka gudihiisa, waxa ay kuu soo wici karaan sidii adiga oo dalka jooga, si aad u furto adeegan la soo dag App-ka WAAFI.

Qaabka loo furanayo.
1.⁠ Soo kici App-ka WAAFI
2.⁠ ⁠Dooro Qaybta Chats, ka dib button-ka Settings.
3.⁠ ⁠Guji halka hoose ee Receive GSM Calls ku taalo si aad Active uga dhigto.

Hadda, waxa aad heli kartaa Xidhiidhka Ehelkaaga iyo Asxaabtaa iyada oo aanad wadda waxa simcard ah, kaliya WAAFI App soo kici.

ZAAD SERVICE | 𝐖𝐚𝐚𝐟𝐢 𝐂𝐚𝐥𝐥 – 𝐒𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐚𝐣𝐢𝐠𝐚!XAAJI Adeega Waafi Call waxa aad si fudud ugu soo waci kartaa ehelkaaga & as...
06/05/2026

ZAAD SERVICE | 𝐖𝐚𝐚𝐟𝐢 𝐂𝐚𝐥𝐥 – 𝐒𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐚𝐣𝐢𝐠𝐚!
XAAJI Adeega Waafi Call waxa aad si fudud ugu soo waci kartaa ehelkaaga & asxaabtaada qiimo jaban inta aad Xajka ku sugan tahay, kaga shubo ZAAD-kaaga ama Akoonkaaga Daara-Salaam baank.

Waafi Fududeeyaha Safarka XAJKA.

Address

Telesom Tower, Hargeisa
Martock

Opening Hours

Monday 7am - 11pm
Tuesday 7am - 11pm
Wednesday 7am - 11pm
Thursday 7am - 11pm
Saturday 7am - 11pm
Sunday 7am - 11pm

Telephone

+2522522325

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ZAAD SERVICE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share