20/08/2026
Waa kee Bangiga aad macmiilka u tahay ? ๐ฆ
Qaybta bangiyada Soomaaliya ayaa si xawli ah u koraya, iyadoo ay hadda ka hawlgalaan bangiyo kala duwan oo isugu jira kuwa ganacsi iyo kuwa caalami ah.
Marka aad xulanayso bangiga aad lacagtaada ku aaminayso ama aad ganacsigaaga la wadaagayso, maxaad ku doorata? ๐
๐ก๏ธ Amni (Kalsooni iyo badbaado)
๐ง Adeeg wanaag (Daryeelka macaamiisha)
โก Deg deg (Adeeg xawli ah)
โ
Hufnaan (Karti iyo daahfurnaan)
Ka dhiibo fikirkaaga qaybta faallooyinka, noona sheeg bangiga aad macaamiisha la tahay iyo sababta aad u dooratay! ๐ฌ๐