20/11/2025
Maanta suuga Cryptocurrency waxaa laga saaray lacag dhan 1-Trillion dollars “ hal tarilyuun oo dollar waa hoos u dhicii u weynaa sanadka 2025 halki Bitcoin BTC ayaa ka hoos maray $90.000 “ sagaashan kun oo dollar”
Waxaana laqiyaasaa
Inuu gaari karo $80.000 “ sideetan kun oo dollar” .
Hadaba diyaar ma u tahay hadii uu mar kale $20.000 soo gaaro inaa iibsato macquul maahan hada laakiin waa wax dhici karo.
Fadlan like 👍🏿 iyo shareka ha ilaabin