Talantaali Money Exchange, Travel And Cargo

Talantaali Money Exchange, Travel And Cargo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Talantaali Money Exchange, Travel And Cargo, Finance, 94 Stapleton Road/The Easton Mall/Shope Number 132, Bristol.

01/12/2022
16/05/2021

Finance

Kusoo dhawaaw shirkadda Safarada, Xawaaladda iyo adeegga Xamuulka (Cargo) ee Talantaali.Xarunteenna waxay ku taalaa maga...
09/05/2021

Kusoo dhawaaw shirkadda Safarada, Xawaaladda iyo adeegga Xamuulka (Cargo) ee Talantaali.

Xarunteenna waxay ku taalaa magaalada Bristol carigga UK, waxaan macaamiisha sharafta la socodsiineynaa inaan degdeg ku gaarsiin doonno alaabahiina Djibouti, Somalia iyo Somaliland, sidoo kale waxaan macaamiisha ka caawinaa adeegga safaradda (Tickiets) iyo inaan lacagahaaga si hufan oo amaano iyo degdeg leh kuugu xawilno dhamaan dacalladda dunida.

Macaamiisha degan meel ka baxsan halka xarunteena ku taal waxay si fudud nooga soo wici karaan teleefanada iyo adeega Whatsapp, waxaana adeegooda u dhameyn doonaa iyagoo gurigooda joogga. Halka macaamiisha local-ka ah ay nagu soo booqan karaan xarunteena Bristol.

Address: 132-134 Stapleton
Bristol - United Kingdom
Tell: +447539468976
Whatsapp: +447539468976

Address

94 Stapleton Road/The Easton Mall/Shope Number 132
Bristol
BS50PW

Opening Hours

Monday 9am - 8pm
Tuesday 9am - 8pm
Wednesday 9am - 8pm
Thursday 9am - 8pm
Friday 9am - 8pm
Saturday 9am - 8pm
Sunday 9am - 8pm

Telephone

+447539468976

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talantaali Money Exchange, Travel And Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category