30/10/2024
Waxaa qoray Abdullahi Qorane oo ka mida madaxda Shirkadda E BIR
Bulshada yaan garashada lagaga ciyaarin
Nafta iyo ganacsiguba korriin iyo horumar bayleeyihiin
Haddii nacayb wax lagu dili karo netanyahu waynu dhaafin lahayn dunada. suuqa xorta ahna adeeg wanaag tayo leh, ammaano ilaalin iyo Alle ka cabsi baa la isku dhaafaa.
Kobaceennu waa wada jir mahadsanidin