Shabelle Bank

Shabelle Bank Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shabelle Bank, Commercial bank, Shabelle Business Center, Jijiga.

Shabelle Bank is one the fastest growing interest-free commercial bank in Ethiopia with more than 51 branches nationwide, serving more than 1.5 million customers. The bank is providing Interest-free banking products in Ethiopia such as Murabaha, Musharaka, Mudaraba, Loan services, Mobile banking, Virtual banking, E-commerce payment gateway, Online banking, savings accounts, current accounts and others.

Sahaydaada ku qaado Shabelle bankBangiga Shabelle. ku Dooro Hufnaan, ku Dooro Kalsooni, ku Dooro Bang
30/05/2026

Sahaydaada ku qaado Shabelle bank
Bangiga Shabelle. ku Dooro Hufnaan, ku Dooro Kalsooni, ku Dooro Bang


Jimcaha waa maalin fadli badan waayo waa ciidda muslimiinta, waa maalin ay muslimiintu ku kulmaan masaajidka iyagoo ka k...
29/05/2026

Jimcaha waa maalin fadli badan waayo waa ciidda muslimiinta, waa maalin ay muslimiintu ku kulmaan masaajidka iyagoo ka kala yimi meelo kala fog si ay u dhagaystaan ​​xuska alle iyo wacdiga Imaamka



Magaalada Jigjiga waxaa lagu qabtay munaasabad casho sharaf iyo abaal-marin lagu maamuusay macaamiisha hormuudka ah ee m...
27/05/2026

Magaalada Jigjiga waxaa lagu qabtay munaasabad casho sharaf iyo abaal-marin lagu maamuusay macaamiisha hormuudka ah ee magaalada Jigjiga ee Bangiga iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Shabelle Mudane Nuur Maxamed Ismaaciil, maamulka laamaha Bangiga Shabelle ee magaalada Jigjiga iyo macaamiisha hormuudka ah. Intii ay munaasabaddu socotay ayaa macaamiisha hormuudka ah la guddoonsiiyay abaal-marinno lagu qadarinayay doorkooda muhiimka ah ee horumarka bangiga.

Ciid WanaagsanMaamulka iyo howlwadeennada shabelle bank waxa ay si wadajir ah idin kugu hambaleynayaan farxadda ciidda.S...
26/05/2026

Ciid Wanaagsan

Maamulka iyo howlwadeennada shabelle bank waxa ay si wadajir ah idin kugu hambaleynayaan farxadda ciidda.

Sanado badan oo farxad leh ayaan idiin rajeynaayaa.


Bank

Bangiga Shabelle waxa uu fursad shaqo u hayaa Shaqsiyaadka  leh xirfad iyo karti ku habboon boosaska hoos ku xusan.Boosk...
26/05/2026

Bangiga Shabelle waxa uu fursad shaqo u hayaa Shaqsiyaadka leh xirfad iyo karti ku habboon boosaska hoos ku xusan.
Booska:Cloud and System Administrator Officer-External
https://ethiojobs.net/job/mBzquHG1vR-cloud-and-system-administrator-officer-external
Database Administrator Officer-External
https://ethiojobs.net/job/sGh8nBZvNu-database-administrator-officer-external
Senior Network Administrator Officer-Internal/External
https://ethiojobs.net/job/c2i9uVDphp-senior-network-administrator-officer-internalexternal
Goobta :Addis Ababa
Deadline : June 1st, 2026
Haddii aad xiisaynayso booskan, islamarkaana aad buuxinayso shuruudaha laga rabo, fadlan codsigaaga kusoo gudbi linkigaas kore

Maalinta Carafo waa maalin naxariis, duco iyo cafis.Ducada ugu kheyr ka badan ee lagu ducaysto maanta oo kale, waa ducad...
26/05/2026

Maalinta Carafo waa maalin naxariis, duco iyo cafis.
Ducada ugu kheyr ka badan ee lagu ducaysto maanta oo kale, waa ducadaan:

"لَا إِلَٰهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ. 🤍📿 “

Maalintaan barakeysan aynu ku badino ducada, dikriga Alle iyo kheyrka.




Wali ma ku Baxsatay  Keydka Akoonkaaga.?Kaydsigu Waa Biloow Cusub ooHodantinimo ah
25/05/2026

Wali ma ku Baxsatay Keydka Akoonkaaga.?
Kaydsigu Waa Biloow Cusub oo
Hodantinimo ah



La Jaanqaad Waayaha Cusub iyoHCASH WALLETMACMIIL isticmaal Adeegga H-Cash adiga oo aan wax khidmo ah kaa go'aynin.
23/05/2026

La Jaanqaad Waayaha Cusub iyo
HCASH WALLET

MACMIIL isticmaal Adeegga H-Cash adiga oo aan wax khidmo ah kaa go'aynin.


Nabigeenna suubban ﷺ wuxuu inagu boorriyey in aan is caawinno, sida ku xusan xadiiskaan. “Alle wuxuu caawiyaa addoonkiis...
22/05/2026

Nabigeenna suubban ﷺ wuxuu inagu boorriyey in aan is caawinno, sida ku xusan xadiiskaan.
“Alle wuxuu caawiyaa addoonkiisa inta uu addoonku caawinayo walaalkiis.”
Haddaba, aan is garabsano, walaalayaal, si aan u helno gargaarka iyo naxariista Alle.



  ku maaree xisaabta bangiga adigoo markasta ku maamulanaya maalkaaga furo akoon kaydsi oo maanta biloow safarka guusha ...
21/05/2026

ku maaree xisaabta bangiga adigoo markasta
ku maamulanaya maalkaaga furo akoon kaydsi oo
maanta biloow safarka guusha


Address

Shabelle Business Center
Jijiga

Opening Hours

Monday 08:30 - 12:00
14:30 - 17:30
Tuesday 08:00 - 12:00
14:30 - 17:30
Wednesday 08:00 - 12:00
14:30 - 17:30
Thursday 08:00 - 12:00
14:30 - 17:30
Friday 08:00 - 11:30
14:30 - 17:30
Saturday 08:00 - 12:00
14:30 - 17:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabelle Bank posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shabelle Bank:

Share