28/03/2026
Shirkadda RAYS MFI oo uu matalayo Maareeyaha guud ee shirkaddu Mud.Cabdulcasis Xasan ayaa lagu marti qaaday shirwaynaha guud ee heer Caalami (International Conference on Next-Generation Microfinance) kaas oo ka dhacay madasha shirarka ee UNECA.
Shirkadda ayaa qayb ka ahayd xubanaha loo xushay in ay ka hadlaan madasha kaas oo diiradda lagu saarayay qodobada ay kamidyihiin Nidaamyada lacag-bixinta dijitaalka ah ee is-waafaqa( interoperable digital payment systems), e-savings innovations, iyo next frontier in microfinance.
Shirkadda RAYS MFI waxa ay sii xoojindoontaa wadashaqaynta Iyo iskaashiga ay la leedahay shirkadaha kale ee bahwadaagta ah.