13/10/2021
Waa in aad kala hubsataa nooca bangiga ganacsi ee aad lacagtaada dhiganaysaa in uu waafaqsanyahay shareecada Islaamka oo uu 100% bilaa ribo yahay.
Waxaana shuruud u ah in aysan lacagta aad dhiganaysaa dhax galin lacag kale oo ribo ama dulsaar leh.