21/04/2025
Adeegyo Cusub oo Aanu Idiin Soo Kordhinay:
1. Kirayn guryo raaxo leh oo ku yaal magaalada Qaahira (Cairo), Masar — guryo ku yaal meelaha ugu quruxda badan oo aad si buuxda ugu qanci doonto.
2. Bixinta visaha dal-ku-galka Masar (Egypt) — waxaad ku heli doontaa fiisaha muddo aad u kooban iyo qiime aad u macquul ah.
3. Tigidhada diyaaradaha diyaar ayay ku yihiin, safar kasta oo aad rabto.
4. Waxaan idiin haynaa adeegyo caafimaad iyo waxbarasho:
Talo bixin iyo isku xidhka dhakhaatiirta takhasus kasta leh ee dalka Masar
Diiwaangelinta ubadkaaga heer kasta oo waxbarasho ah: KG, Iskuul, Koleej, Jaamacad
5. Safarro dalxiis gudaha Masar: Qaahira gudaheeda iyo meelaha kale ee loo dalxiis tago sida Sharm El Sheikh, Hurghada, Sinai, Siwa, iyo Xeebta Waqooyi (El Sahil El Shamali), iwm.
6. Adeegga gaadiidka (Taxi): Gawaadhi cusub iyo darawallo xirfad leh ayaa diyaar ku ah wakhti kasta.
Explore Egypt with Confidence – Let EADFC Guide Your Journey!
Looking for a seamless experience in Egypt? Egypt Africa for Development & Financial Consulting (EADFC) has you covered with exclusive services designed just for you:
Visa Services (Tourist Visa)
Flight Tickets + Pickup & Drop-off
Beach & Ancient Egypt Tours
Transportation + Home Rentals & Sales
Education & Medical Services
Plan your stay in Egypt the smart way – with EADFC!
Contact us now and let's get started!
Phone: +2 01090788749 / +2 0109 8888 212
Email: [email protected]
Website: www.egyptafricadev.com
Location: 6th October, 10th District, Silver Mall, Building 4, Entrance 4