Paytiim Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Paytiim, Service financier, Trepiono, Waberi, Mogadishu, Democratic Republic of the.

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Kooxda Suuqa Saamiyada London (London Stock Exchange Group) ayaa markii ugu horreysay fulisay macaamil maalgel...
15/09/2025

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Kooxda Suuqa Saamiyada London (London Stock Exchange Group) ayaa markii ugu horreysay fulisay macaamil maalgelin ah oo adeegsanaya tignoolajiyada blockchain

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Shirkadda Tether ayaa daabacday 1 bilyan oo USDT ah.Tani waxay ka dhigan tahay in raasamaal cusub suuqa lagu s...
14/09/2025

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Shirkadda Tether ayaa daabacday 1 bilyan oo USDT ah.
Tani waxay ka dhigan tahay in raasamaal cusub suuqa lagu soo kordhiyay, taas oo muujinaysa kororka baahida iyo iibsiga suuqa dhexdiisa

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Shirkadda maalgashiga Galaxy Digital ayaa laba maalmood ee u dambeeyay ku iibsatay in ka badan $700 milyan oo ...
14/09/2025

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Shirkadda maalgashiga Galaxy Digital ayaa laba maalmood ee u dambeeyay ku iibsatay in ka badan $700 milyan oo Solana (SOL).

Iibkani waxa uu qayb ka yahay maalgashi ay shirkaddu ku samaynayso Forward Industries, taas oo qorsheyneysa in ay dhisto kaydkooda ugu weyn ee Solana ee ka dhex jira shirkadaha guud (public companies

𝗣𝗮𝘆𝘁𝗶𝗶𝗺 𝗟𝗶𝗺𝗶𝘁𝗲𝗱 – 𝗧𝗼𝗱𝗮𝘆’𝘀 𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗨𝗦𝗗𝗧 𝗥𝗮𝘁𝗲!✅ USDT Amount: $5 ➡️ $1000✅ Rate: 1%💸 Tusaale:Haddii aad noo soo dirto $101, wa...
13/09/2025

𝗣𝗮𝘆𝘁𝗶𝗶𝗺 𝗟𝗶𝗺𝗶𝘁𝗲𝗱 – 𝗧𝗼𝗱𝗮𝘆’𝘀 𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗨𝗦𝗗𝗧 𝗥𝗮𝘁𝗲!
✅ USDT Amount: $5 ➡️ $1000
✅ Rate: 1%
💸 Tusaale:
Haddii aad noo soo dirto $101, waxaad heli doontaa 100 USDT si degdeg ah.
📱 Nala Soo Xiriir:
📞 +252 610 335011 / +252 611 487373
🌐 (Facebook, TikTok, X, iyo baraha kale)
📌 Si fudud u hel adeeggaaga – lacagtaada si degdeg ah ugu beddel USDT

JUST IN: Bitcoin reclaims $115,000
11/09/2025

JUST IN: Bitcoin reclaims $115,000

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : OpenEden iyo BitGo ayaa ku biiray liiska siddeed soo-bixiye (bidders) ee tartamaya si ay u maareeyaan stableco...
11/09/2025

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : OpenEden iyo BitGo ayaa ku biiray liiska siddeed soo-bixiye (bidders) ee tartamaya si ay u maareeyaan stablecoin-ka Hyperliquid, xilli maanta uu yahay maalinta ugu dambeysa ee gudbinta codsiyada.

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Binance, oo ah is-weydaarsiga ugu weyn ee lacagaha dhijitaalka ah dunida, ayaa ku heshiisay inay iskaashi la s...
11/09/2025

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Binance, oo ah is-weydaarsiga ugu weyn ee lacagaha dhijitaalka ah dunida, ayaa ku heshiisay inay iskaashi la sameyso shirkadda maalgashiga Mareykanka ee Franklin Templeton si ay u horumariyaan mashaariicda tokenization-ka ee dammaanadaha (securities)

Isbeddelka Qiimaha & Awoodda Crypto – PaytiimSanadkii 2015, iPhone 6s Plus wuxuu ku kacayay qiyaastii 2.67 BTC.Sanadkii ...
11/09/2025

Isbeddelka Qiimaha & Awoodda Crypto – Paytiim

Sanadkii 2015, iPhone 6s Plus wuxuu ku kacayay qiyaastii 2.67 BTC.
Sanadkii 2025, iPhone 17 Pro waxaa lagu iibsadaa qiyaastii 0.01 BTC.

Isbeddelkan ma aha oo keliya kororka qiimaha Bitcoin—waa tusaale cad oo muujinaya sida hantida dijitaalka ahi u beddelayso fikradda qiimaha caalamka oo dhan.

Halkaynu ka taagan nahay – paytiim ahaan

Waxaan u aragnaa isbeddelkan mid abuuraya fursad weyn oo lagu xoreeyo helitaanka adeegyada maaliyadeed ee Afrika.

🌍 Hadafkeennu waa mid cad:

Isku xidhka hal-abuurka caalamiga ah ee maaliyadda dhijitaalka ah iyo xaqiiqada nolosha Afrika.

Awoodsiinta bulshooyinka si ay u helaan xalal maaliyadeed oo deggan oo lagu kalsoonaan karo.

Horumarinta adeegsiga crypto ma aha mooddo kaliya, balse qalab maalinle ah oo qof walba u sahla ka-qaybgal maaliyadeed.

𝗣𝗮𝘆𝘁𝗶𝗶𝗺 𝗟𝗶𝗺𝗶𝘁𝗲𝗱 – 𝗧𝗼𝗱𝗮𝘆’𝘀 𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗨𝗦𝗗𝗧 𝗥𝗮𝘁𝗲!✅ USDT Amount: $5 ➡️ $1000✅ Rate: 1%💸 Tusaale:Haddii aad noo soo dirto $101, wa...
10/09/2025

𝗣𝗮𝘆𝘁𝗶𝗶𝗺 𝗟𝗶𝗺𝗶𝘁𝗲𝗱 – 𝗧𝗼𝗱𝗮𝘆’𝘀 𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗨𝗦𝗗𝗧 𝗥𝗮𝘁𝗲!
✅ USDT Amount: $5 ➡️ $1000
✅ Rate: 1%
💸 Tusaale:
Haddii aad noo soo dirto $101, waxaad heli doontaa 100 USDT si degdeg ah.
📱 Nala Soo Xiriir:
📞 +252 610 335011 / +252 611 487373
🌐 (Facebook, TikTok, X, iyo baraha kale)
📌 Si fudud u hel adeeggaaga – lacagtaada si degdeg ah ugu beddel USDT


𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Ripple ayaa iskaashi la sameysay BBVA ee Spain si ay u bixiso adeegyada kaydinta Bitcoin (BTC) iyo Ethereum (E...
10/09/2025

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Ripple ayaa iskaashi la sameysay BBVA ee Spain si ay u bixiso adeegyada kaydinta Bitcoin (BTC) iyo Ethereum (ETH). Heshiiskani wuxuu u saamaxayaa BBVA inay ka faa’iidaysato tignoolajiyada Ripple Custody si ay ula jaanqaado shuruudaha sharciyeynta isla markaana uga jawaabto xiisaha macaamiisha ee hantida dhijitaalka ah

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Shirkadda CleanCore Solutions oo lagu garto summada ZONE ee Suuqa Saamiyada New York (NYSE), taas oo inta bada...
09/09/2025

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Shirkadda CleanCore Solutions oo lagu garto summada ZONE ee Suuqa Saamiyada New York (NYSE), taas oo inta badan ka shaqeysa tignoolajiyada nadiifinta iyo jeermis-dilka, ayaa ku dhawaaqday in ay iibsatay 285,420,000 unug oo Dogecoin ah oo qiimahoodu ku dhow yahay 68 milyan oo doolar.

Shirkaddu waxay qorsheyneysaa in 30-ka maalmood ee soo socda, ilaa horraanta Oktoobar 2025, ay ku darto illaa 1 bilyan oo Dogecoin ah kaydkeeda.

Warbixinta ka dib, saamiyada shirkadda ayaa koror 38% ah sameeyay.

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Weeraryahanno (hackerro) ayaa ku dhacay madasha cryptocurrency-ga Swissborg, waxayna ka xadeen 41.5 milyan oo ...
09/09/2025

𝗝𝗨𝗦𝗧 𝗜𝗡 : Weeraryahanno (hackerro) ayaa ku dhacay madasha cryptocurrency-ga Swissborg, waxayna ka xadeen 41.5 milyan oo doolar

Adresse

Trepiono, Waberi, Mogadishu
Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Paytiim publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager