Goodir FX kuso dhawada goodirfx waa madal aqooneed laysku waydarsado culubta suuqa forex 252636418534

26/03/2026

Goodir FX morning trade 100 pips quick move

Eid MubarakMay this blessed Eid fill your life with happiness, peace, and endless blessingsGoodir FX
20/03/2026

Eid Mubarak
May this blessed Eid fill your life with happiness, peace, and endless blessings
Goodir FX

18/03/2026

Forex song 🎵

Dadka ku cusub suuqa Forex waxaa badanaa lagu gartaa dareenno iyo dhaqanno gaar ah. Kuwani waa 10 qodob oo caadi ahaan l...
17/03/2026

Dadka ku cusub suuqa Forex waxaa badanaa lagu gartaa dareenno iyo dhaqanno gaar ah. Kuwani waa 10 qodob oo caadi ahaan lagu arko dadka cusub ee Forex

1. FOMO (Fear Of Missing Out
Waxay si degdeg ah u galaan trade marka suuqu dhaqaaqo iyagoo ka baqaya inay fursad seegaan

2. Trading iyada oo cilmi baaris la’aan ah
Waxay galaan trades ay ka maqleen saaxiibo ama Telegram/WhatsApp iyaga oo aan samayn analysis technical ama fundamental

3. Cabsi marka suuqu ka soo horjeesto
Marka trade-ku galo loss yar, waxay isla markiiba xiraan iyagoo panic ah

4. Rajada faa’iido degdeg ah
Waxay filayaan inay account-kooda si dhaqso ah u labanlaabaan (2x ama ka badan muddo gaaban

5. Raacitaanka signal kasta
Waxay ku tiirsan yihiin signals badan oo aan la hubin, iyaga oo aan fahmin sababta trade-ka loo galay

6. Overtrading (trading badan
Mar walba suuqa ayay ku jiraan, iyagoo aan nasan ama lahayn qorshe cad

7. Aaminsanaanta “account small → big fast”
Waxay rumaystaan in $10 ama $50 si degdeg ah uga dhigi karaan $1000

8. Emotional trading
Go’aamada waxay ku qaataan cabsi, caro, ama farxad halkii ay ka isticmaali lahaayeen strategy

9. Risk management la’aan
Ma isticmaalaan stop loss ama lot size sax ah, taas oo account-ka halis gelisa

10. Focus kaliya profit-ka
Waxay eegaan kaliya inta ay heli karaan, iyagoo iska indha tiraya risk-ga iyo ilaalinta capital-ka

Dadka cusub ee Forex badanaa kuma khasaarayaan suuqa laftiisa, balse waxay ku khasaarayaan:
dareen, qorshe la’aan, iyo risk management la’aan.
Haddii qofku barto inuu xakameeyo 10-kan qodob, wuxuu si weyn u kordhinayaa fursadda uu ku noqon karo trader guuleysta 📈
Goodir FX

Lacagaha crypto ayaa soo kabasho fican sameyaay asbuucan Waxa macquul ah inay lacagta bitcoin gaadho 100$ kun ku labato ...
17/03/2026

Lacagaha crypto ayaa soo kabasho fican sameyaay asbuucan
Waxa macquul ah inay lacagta bitcoin gaadho 100$ kun ku labato

Wana coin ka ugu wayn suuqa Cryptocurrency marka lajoogo
Goodir FX

16/03/2026
15/03/2026

Laa trade gare Goodir FX

12/03/2026

Goodir FX

11/03/2026

Nolosha ma jiran wax si fudud aad kukasban karta

08/03/2026

Goodir FX so follow gare page kan
Halkan waxad ka heli donta xogta suuqyada online ka khasatan forex iyo Cryptocurrency
Iyo wararku ugu dabeyaay ee suuqyada calamka

07/03/2026

Wamaxay forex trading
Goodir FX so follow gare

War Degdeg ah Iiraan waxay ka mahadcelisay mowqifka adag ee Pakistan, Shiinaha iyo Ruushka ay ka qaateen khilaafka Barig...
07/03/2026

War Degdeg ah
Iiraan waxay ka mahadcelisay mowqifka adag ee Pakistan, Shiinaha iyo Ruushka ay ka qaateen khilaafka Bariga Dhexe.
Iiraan ayaa la sheegay inay go’aansatay in Pakistan, Shiinaha iyo Ruushka oo keliya loo oggolaado inay maraan Marinka Hormuz, sida ay sheegeen masuuliyiin Iiraani ah Tallaabadan ayaa la sheegay inay muujinayso sida Tehran ugu mahadcelinayso taageerada ay dalalkan muujiyeen intii lagu jiray xiisadaha ka socda gobolka
India ayaa ah dalka aay samaynta ugu wayn ku yelanayso

Adresse

M. Ali
Democratic Republic Of The
252

Téléphone

+252634065906

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Goodir FX publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Goodir FX:

Partager