20/02/2021
Hello
Alhamdullilah waxa bixi doona 23 February container full ah oo ku sii jeeda Djibouti
Sharaf gaar ah ayay no tahay inaan si qurux badan u wada shaqayno macmiishayada reer Djibouti
waxay idiin fudaydinaysa inay si habsami ah idiinku adeegto idiinkuna dirto Alaabihiina si masuuliyad ku dheehantay .