siid Cali love hooyo mcn

siid Cali love hooyo mcn Manchester City fans New page

Erling Haaland oo dhaliyay goolkiisii 28aad ee xilli ciyaareedka Premier League ayaa ka hadlay guuldaradii Liverpool soo...
13/03/2023

Erling Haaland oo dhaliyay goolkiisii 28aad ee xilli ciyaareedka Premier League ayaa ka hadlay guuldaradii Liverpool soo gaartay isagoo xusay inay muujineyso sida horyaalka Premier League uu u adag yahay ka dib markii Man City ay guul ay u dagaalantay ka gaartay Crystal Palace.

🗣️ Ma ahan wax sahlan in laga ciyaaro Premier League, waxaad aragtay Bournemouth oo garaacday Liverpool, kulan walba waa dagaal. Waan badinay, aad ayaana u faraxsanahay. Waa garoon fiican, waan ku riyaaqay ilbiriqsi walba.

“Qof walba waa ogsoon yahay sida ay muhiim inoogu tahay guushaan, horay ayaan u sii soconeynaa. Mar walba sidaas ayaan dhahaa laakiin waa runta.”

Hanad Page

Address

Waslak
Pretoria
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when siid Cali love hooyo mcn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to siid Cali love hooyo mcn:

Share